Taliye ku xigeen cusub oo loo magacaabay Qeybta Booliiska Gobolka Nugaal
Taliyaha Booliiska dowladda Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliye ku xigeenkii Qeybta Booliiska Gobolka Nugaal… Sii akhri
Taliyaha Booliiska dowladda Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliye ku xigeenkii Qeybta Booliiska Gobolka Nugaal… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 26-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.… Sii akhri
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta socdaal ku tagi doono magaalada Arusha ee dalka Tanzania… Sii akhri
Baarlamanka Puntland ayaa maanta la xisaabtamaya Mas’uuliyiinta ugu sarraysa Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah. Wasiirka Qorsheynta Puntland… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay Diyaarad… Sii akhri
Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland Sarreeye Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa maanta shaqa-joojin ku sameeyay Taliyaha Ciidanka Taraafikada G/ sare… Sii akhri
Laamaha Amniga Puntland ee Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay horjoogayaal sare oo ka tirsan Al-shabaab sida ay xaqiijinayaan warar… Sii akhri
Dowladda Ukraine ayaa ku dhawaaqday in duqeymaha Ruushku uu ka geystay bariga Donbass ay dad badan oo rayid ah ku… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Kooxaha Kubadda Kolayga ee kala ah Metro High… Sii akhri
Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi (Abgaal) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku saabsan in khasnadda dowladda laga… Sii akhri