Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya Maamulka Sare ee Bankiga dowladda

Maamulka Sare ee Bankiga dowladda Puntland ayaa maanta hortagaya Baarlamanka oo weli ku jira La-xisaabtanka Hay’adaha kala duwan ee dowladda.… Sii akhri

Posted on July 24, 2022July 24, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Posted on July 23, 2022July 23, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC)… Sii akhri

Madaxda Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo hortagay Baarlamanka

Posted on July 23, 2022July 23, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 27-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo dhamaystiray xubno ka dhinaa Guddiga Doorashooyinka TPEC

Posted on July 23, 2022July 23, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa Xeer Lr. 52 kuna taariikhsan 23ka bisha Luulyo, 2022,… Sii akhri

Jubaland oo mamnuucday jarista dhirta iyo shidida dhuxusha

Posted on July 23, 2022July 23, 2022 by News Office

Maamulka jubbaland ayaa mamnuucay jarista dhirta iyo shidida dhuxusha si loo ilaaliyo degaanka. Mas’uuliyiin ka tirsan Jubaland oo gaaray degaanno… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya Madaxda Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

Posted on July 23, 2022July 23, 2022 by News Office

Madaxda Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa lagu wadaa in ay saaka hortagaan Baarlamanka. Mas’uuliyiinta Wasaaradda ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka ee EAC

Posted on July 23, 2022July 23, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC)… Sii akhri

Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ugu deeqay 5.4 milyan oo Doollar

Posted on July 22, 2022July 22, 2022 by News Office

Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) , ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah, si loogu taageero… Sii akhri

Ruushka iyo Ukraine oo maanta saxiixaya heshiis ku saabsan dhoofinta Qamadiga

Posted on July 22, 2022July 22, 2022 by News Office

Ruushka iyo Ukraine ayaa maanta saxiixi doonaan heshiis dib lagu furayo dekedaha badda madow ee kulaala Ukraine, si looga dhoofiyo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo u amba-baxay dalka Tansaaniya

Posted on July 21, 2022July 21, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-geli doona Shirka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close