Madaxweyne Deni oo dadweynaha Garoowe kala qayb-galay Salaad Roob-doon
Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa maanta garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare Garoowe kaga qayb-galay Roobdoon Alle SWC lagaga baryaayey Ramaxddiisa (Roob)… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa maanta garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare Garoowe kaga qayb-galay Roobdoon Alle SWC lagaga baryaayey Ramaxddiisa (Roob)… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta oo taariikhdu tahay 25 Luulyo, 2022, soo saaray… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka muddo-siinta dhismaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ogolaaday codsi uu Ra’isul wasaare Xamse Cabdi Barre uu usoo gudbiyay gudddoonka Golaha.… Sii akhri
Hay’adda dowladda Mareykanka u qaabilsan kaalmada caalamiga ah ee USAID ayaa ku dhawaaqday in Mareykanku uu 476 Milyan oo dollar… Sii akhri
Guddoomiyaha Gobolka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan ayaa magacaabay Guddiga Gurmadka Abaaraha Gobolka Karkaar oo ka kooban 14 xubnood. Warqad ka… Sii akhri
Muran iyo jaah-wareer ayaa saaka laga soo weriyay xarunta maxkamadda magaalada Garoowe. Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland oo saaka tegay… Sii akhri
Xaaladda Abaarta ka jirta Puntland ayaa gaartay heerkii ugu xumaa waxaana laga cabsi qabaa in meelaha qaarkood ay ka dillaacdo… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 28-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.… Sii akhri
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dib Shaqada ugu fasaxay wasiiro uu dhowaan Shaqa-joojin ku sameeyay. Wareegto… Sii akhri