Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dishay in ka badan 30 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

In ka badan 30 xubnood  oo ka tirsan Al-Shabaab ayay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya xalay  ku dileen degaanka Abooreey oo… Sii akhri

Posted on September 17, 2022September 17, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka

Posted on September 17, 2022September 17, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo boqasho rasmi ah ku jooga waddanka Mareykanka ayaa la kulmay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka… Sii akhri

Qarax lagu laayay nabaddoono caan ah oo ka dhacay Gobolka hiiraan

Posted on September 17, 2022September 17, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya nawaaxiga degaanka Buq Aqable oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay halkaas uu ka dhacay… Sii akhri

Puntland oo faahfaahisay sababtay ay kaga hortimid qandaraas-bixinta Shidaalka Soomaaliya

Posted on September 16, 2022September 16, 2022 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay qoraal ay xalay kaga hortimid hannaanka loo maray habraacyada qandaraas-bixinta Shidaalka Soomaaliya oo dhowaan… Sii akhri

Madaxweyna Soomaaliya la kulmay Xoghayaha Difaaca Maraykanka

Posted on September 16, 2022September 16, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee magaalada… Sii akhri

Bulshada Godinlabe oo wareejiyay ciidamo rayid ah oo la dagaalama Al-Shabaab

Posted on September 16, 2022September 16, 2022 by News Office

Qaar kamid ah hogaamiyaasha Bulshada ee ku dhaqan deegaanka Godinlabe ayaa ciidamada dowladda ku biiriyay in ka badan laba boqol… Sii akhri

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta Soomaaliya oo booqday safaaradda Soomaaaliya ee dalka Switzerland

Posted on September 16, 2022September 16, 2022 by News Office

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS  Mudane Maxamed Cabduqaadir Cali oo ka qeyb galay Shirka maalgashiga… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

Posted on September 15, 2022September 15, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo… Sii akhri

Kumaandooska Danab oo burburiyay saldhigii ugu weynaa Al-shabaab ee degaanka Buq Aqable

Posted on September 15, 2022September 15, 2022 by News Office

kumaandooska xoogga dalka Soomaaliya ee Danab ayaa xalay degaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan waxay ka fuliyeen howlgal qorsheysan oo… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in gacanta lagu dhigay nin ku eedaysan kufsi iyo dil ba’an oo ka dhacay Gobolka Sool

Posted on September 15, 2022September 15, 2022 by News Office

Nin ku eedaysan kufsi iyo dil ba’an oo dhowaan ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Sool ayaa gacanta lagu dhigay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close