Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaare Xamse oo shir-gudoomiyay Tiirka Amniga iyo Xoraynta dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka Tiirka Xorreynta iyo Sugidda Amniga, kaas oo loogaga… Sii akhri

Posted on September 19, 2022September 19, 2022 by News Office

Baarlamanka Puntland oo dib u furmaya Isniinta soo socota

Posted on September 19, 2022September 19, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo si cad u sheegay xilliga uu magacaabayo maxkamadda sare?

Posted on September 19, 2022September 19, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan la yeeshay ururrada siyaasadda oo uu kala hadlay hirgelinta barnaamijka doorashooyinka qof… Sii akhri

Rabshado ka socda magaalada Laascaanood kadib markii uu gaaray madaxweynaha Somaliland

Posted on September 19, 2022September 19, 2022 by News Office

Rabshado iyo rasaas ayaa laga soo weriyay qaar kamid ah xaafadaha magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool halkaas oo uu goor… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo u yeeray guddiyo loo xil-saaray arrimaha garsoorka iyo xukuumadda

Posted on September 19, 2022September 19, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamanka Puntland uu maanta u yeeray guddiyadii loo xil-saaray arrimaha garsoorka iyo… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay kulankii madaxweynaha Puntland iyo taliska ciidamada difaaca?

Posted on September 18, 2022September 18, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ay weheliyaan guddi la-taliyaal ah oo u qaabilsan arrimaha difaaca iyo dhismaha ciidamada ayaa maanta… Sii akhri

Ciidamada dowladda oo u ruqaansaday dhinaca degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud

Posted on September 18, 2022September 18, 2022 by News Office

Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliya oo ku gaashaaman noocyada kala duwan ee gaadiidka dagaalka ayaa saaka u ruqaansaday dhinaca… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo dhammaan hawlihii dib u-habaynta Ciidamada ka wareejinaya Wasiir Xasan Abgaal

Posted on September 18, 2022September 18, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu saaka booqdo Taliska 54-aad ee Ciidamada difaaca Puntland oo ku… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan Laascaanood iyo Tukaraq

Posted on September 18, 2022September 18, 2022 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku wajahan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool sida ay wararku xaqiijinayaan. Mas’uuliyiin hordhac… Sii akhri

Wasiir ku xigeenkii hore ee Kalluumeysiga Puntland oo Garoowe lagu xiray

Posted on September 17, 2022September 17, 2022 by News Office

Laamaha Amniga Puntland ayaa xalay xabsiga dhigay wasiir ku xigeenkii hore ee Kalluumeysiga Puntland Cabdiraxmaan Salaad Jawle oo ku eedaysan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close