Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Erdogan oo hanjaad u diray dalka Armenia

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in hab-dhaqanka Armenia ee ku aaddan Azerbaijan uu yahay mid aan la aqbali… Sii akhri

Posted on September 15, 2022September 15, 2022 by News Office

Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya oo la kulantay Guddiga Duulista hawada Afrika 

Posted on September 15, 2022September 15, 2022 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Gadiidka oo kulan la qaadatay Adefunke Adeyem, oo ah xog-hayaha guud ee guddiga duulista hawada Afrika (Africa Civil… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha cusub ee Kenya

Posted on September 14, 2022September 14, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku… Sii akhri

Puntland oo ka qayb-gashay Shirweynaha Duulista Hawada ee dalalka Afrika

Posted on September 14, 2022September 14, 2022 by News Office

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Caasimada Dalka Rwanda ee Kigali kaga qayb-galay shirweynaha… Sii akhri

Wasiir Al-Cadaala “Al-shabaab ayaa isku dira beelaha Soomaaliyeed”

Posted on September 14, 2022September 14, 2022 by News Office

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf  Al-Cadaalla ayaa sheegay in markii laga awood roonaaday Al-shabaab ay bilaabeen in ay… Sii akhri

Duqaymo culus oo lagu garaacay Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

Posted on September 14, 2022September 14, 2022 by News Office

Gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya ayaa lagu garaacay duqeymo cirka ah o oculus sida laga soo xigtay saraakiisha Gobolkaas. Duqeynta… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Puntland oo la kulmay Taliyaha Booliiska dalka Sweden

Posted on September 14, 2022September 14, 2022 by News Office

Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi oo ay weheliyaan saraakiisha hoggaanada Ciidanka ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Booliiska dalka… Sii akhri

Baarlamanka Galmudug oo mudda kordhin u sameeyayay Madaxweyne Qoor Qoor

Posted on September 13, 2022September 13, 2022 by News Office

Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta muddo kordhin hal sano ah u sameeyay Madaxweynaha maamulkaas Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor ).… Sii akhri

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Kenya

Posted on September 13, 2022September 13, 2022 by News Office

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa faah-faahin ka bixiyay safarka uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku joogo magaalada… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo lagu wado in ay kulan gaar ah ku yeeshaan Nairobi

Posted on September 13, 2022September 13, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in ay kulan gaar ah ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close