Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maraykanka oo soo dhoweeyay war ka soo baxay Fallaagada Tigray ee Itoobiya

Aqalka Cad ee dalka Mareykanka ayaa soo dhoweeyay hadal ka soo yeeray fallaagada Tigray ee ku sugan waqooyiga gobolka Itoobiya… Sii akhri

Posted on September 13, 2022September 13, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo safar aan la shaacin ku jooga Imaaraadka Carabta

Posted on September 12, 2022September 12, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa muddooyinkii danbe safar aan la shaacin ku jooga waddanka Imaaraatiga Carbeed.… Sii akhri

Ciidamada dowladda oo Al-shabaab ka saaray degaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Posted on September 12, 2022September 12, 2022 by News Office

Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya dadka degaanka ayaa xalay kooxaha Al-shabaab kala la wareegay degaano dhawr ah oo dhaca… Sii akhri

Midowga Afrika iyo Shiinaha oo iska kaashanaya Sayniska Hawada Sare

Posted on September 12, 2022September 12, 2022 by News Office

Mas’uulkan ka tirsan Midowga Afrika ayaa sheegay in iskaashiga sayniska hawada sare ee Shiinaha iyo Afrika ay ka faa’iideysanayaan dhallinyarada… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday IOM

Posted on September 11, 2022September 11, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM, oo ay… Sii akhri

Khilaaf ka dhex aloosan maamulka Gobolka Mudug ee Puntland

Posted on September 11, 2022September 11, 2022 by News Office

Khilaaf ku salaysan dhinaca dhaqaalaha iyo maamulidda gargaarka banii’aadanimo ayaa ka dhex aloosan guddoomiyaha Gobolka Mudug Faysal Shiikh Cali Jifa-jabsade… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay hawlgal lagu beegsay Al-shabaab oo waxyeello ka soo gaartay dad shacab ah

Posted on September 10, 2022September 10, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay hawlgal qorshaysan oo Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee dowladdu ka fuliyeen… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Puntland oo magacaabid sameeyay

Posted on September 10, 2022September 10, 2022 by News Office

Taliyaha Booliiska Puntland S/guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa taliyaal cusub u magacaabay Saldhiga dhexe iyo Airporka magaalada Qardho ee xarunta… Sii akhri

Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay oo booqasho ku tegay dalka Pakistan

Posted on September 10, 2022September 10, 2022 by News Office

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan. Safarka Guterres ayaa lagu sheegay mid garab… Sii akhri

Wefdi ka socda Soomaaliya oo u amba-baxay magaalada Qaahira iyo Jeedka Safarkooda

Posted on September 9, 2022September 9, 2022 by News Office

Waxaa Maanta Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka ambabaxay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close