Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu laayay dagaal ka dhacay Shabeellada dhexe

Wararka ka imaanaya deegaanka Basra ee u dhexeysa degmooyinka Afgooye iyo Balcad ayaa sheegaya in ugu yaraan 19 ka tirsan… Sii akhri

Posted on October 7, 2022October 7, 2022 by News Office

Xildhibaan Sanbalooshe oo si adag uga hadlay dagaalka Al-shabaab

Posted on October 7, 2022October 7, 2022 by News Office

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan magaalada Baladweyne ayaa sheegay ay xanuunka la qeybsanayaan shacabka Gobalka Hiiraan oo… Sii akhri

Taliyihii hore ee Nabad-sugidda Puntland oo geeriyooday

Posted on October 6, 2022October 6, 2022 by News Office

Alle ha u naxariistee, Taliyihii hore ee hay’addii Nabad-sugidda Puntland ee PSS Gen. Cabdullaahi Aaden Dudde ayaa ku geeriyooday dalka… Sii akhri

Qarax khasaara dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Laascaanood

Posted on October 6, 2022October 6, 2022 by News Office

Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan Bookiiska Somaliland ayaa ku dhintay tiro kalena waa ku dhaawacmeen qarax xalay ka… Sii akhri

Madaxda ugu sarraysa Puntland oo xalay kulan gaar ah ku yeeshay Garoowe

Posted on October 6, 2022October 6, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa xalay kulan dheer oo albaabadu u xiran yihiin la yeeshay Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoonka… Sii akhri

TPLF oo aqbalay wada-hadallada Nabadda ee uu ku baaqay Midowga Afrika

Posted on October 6, 2022October 6, 2022 by News Office

Jabhadda Xoreynta Tigray ee TPLF ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku sheegtay in madaxda Tirgay ay aqbaleen… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-shabaab

Posted on October 5, 2022October 5, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in loo midoobo dagaalka Al-shabaab, si looga saaro degaannada… Sii akhri

Ciidamada Jubaland oo fashiliyay qarax miino

Posted on October 5, 2022October 5, 2022 by News Office

Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ee uu fadhigoodu yahay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sameeyay howlgallo amniga lagu… Sii akhri

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo si adag u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Beledweyne

Posted on October 5, 2022October 5, 2022 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si adag u cambaareeyay qaraxyadii khasaaraha ba’an dhaliyay ee Al-shabaab ku qaadday… Sii akhri

Soomaliya iyo Ingiriiska oo ka wada-hadlay iskaashiga horumarinta adeegyada duulista Hawada

Posted on October 5, 2022October 5, 2022 by News Office

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa la kulantay agaasimaha Guud ee hay’adda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close