Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Abiy Axmed “waxaan awoodnaa inaan soo saarno qamadi ku filan Ethiopia”

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa booqday degaanka Tulli Guuleed oo ah dhul Beereed laga beero Qamadiga. DegaankaTulli… Sii akhri

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Dagaal culus oo ka socda duleedka degmada Buula-barde ee Gobolka Hiiraan

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Dagaal xooggan ayaa sida wararku sheegayaan hadda ka socda degaanka Jicibow oo ku dhow degmada Buula-barde ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka… Sii akhri

Guddoomiye Saynab Xaabsey oo soo rogtay awaamiir dhinaca amniga ah

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Guddoomiyaha degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir Saynab Maxamuud Warsame oo ku magac dheer Saynab Xaabsey ayaa awaamiir dhanka amniga ah… Sii akhri

Dowladda oo sheegtay in ay hadda xiran yihiim barihii ugu waaweynaa warbaahinta Al-shabaab

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hadda xiran yihiin barihii ugu waaweynaa ee warbaahinta Al-shabaab kadib go’aankii xalay ka soo… Sii akhri

Xildhibaan hore Daahir Xasan Guutaale oo geeriyooday

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, ehelada iyo… Sii akhri

Milxo: Wiilkii godku ku dumay oo maydkiisa la soo saaray

Posted on October 8, 2022October 8, 2022 by News Office

Dadka degaanka Milxo oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa soo geba-gabeeyay hawlgal ay ku baadi-goobayeen wiil dhalinyaro ah oo uu… Sii akhri

Milateriga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen horjooge ka tirsan Al-shabaab iyo ilaaladiisi

Posted on October 8, 2022October 8, 2022 by News Office

Milateriga Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen horjooge sare oo ka tirsan Al-shabaab iyo ilaaladiisi gaarka ahayd.… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo xabsiga laga sii daayay

Posted on October 8, 2022October 8, 2022 by News Office

Madaxwaynihii hore ee waddanka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa xabsiga laga sii daayay kadib markii uu dhammeystay xukunkii xabsiga ahaa… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir heer wasiir ah oo ay soo qaban qaabisay IGAD – ICPAC

Posted on October 8, 2022October 8, 2022 by News Office

Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) ayaa magaalada Nairobi uga qayb-galey shir heer… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in hal bilyan oo Dollar lagu cawiyo Soomaaliya

Posted on October 7, 2022October 7, 2022 by News Office

Madaxa bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa ugu baaqay Beesha caalamka in ay si degdeg ah gargaar u gaarsiiyaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close