Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dagaal culus oo ka socda degaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan

Dagaal culus ayaa hadda ka socda degaanka Yasooman oo ka tirsan degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan siday wararku xaqiijinayaan. Goob-joogayaal… Sii akhri

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by News Office

Gudoomiyihii degmada Qoryooley oo qarax lagu dilay

Posted on October 11, 2022October 11, 2022 by News Office

Gudoomiyihii degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada hoose, Sayid cali Ibraahim Maxamed ayaa ku geeriyooday Qarax ka dhacay gudaha degmadaas. Sida… Sii akhri

Qaalib Baaruud oo lagu wado in loo magacaabo wasiirka Warfaafinta Puntland

Posted on October 11, 2022October 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sida la xaqiijiyay lagu wadaa in uu xilka qaadis ku sameeyo wasiirka Warfaafinta Maxamud Caydiid… Sii akhri

Koox Ruushka taageersan oo weeraro dhinaca Internet-ka ah ku qaaday Garoomada Maraykanka

Posted on October 11, 2022October 11, 2022 by News Office

Websites-yada qaar ka mid ah garoomada diyaaradaha ee waaweyn ee dalka Maraykanka ayaa hawada laga saaray Isiintii kadib markii lala… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-galaysa Shirka Sanadlaha ee IMF iyo Bankiga Adduunka

Posted on October 11, 2022October 11, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta gaaray degmada Cadalle

Posted on October 10, 2022October 10, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka… Sii akhri

Shir ku saabsan nabadaynta Colaadii Saax-maygaag oo maanta ka furmaya Garoowe

Posted on October 10, 2022October 10, 2022 by News Office

Shir lagu dhammaystirayo nabadaynta colaaddii ka dhacday Saax-maygaag iyo Senge-jebiye ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo caasimadda Garoowe.… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Qurba-joogta u dirtay baaq la xiriira dagaalka lagu cirib-tirayo Al-shabaab

Posted on October 10, 2022October 10, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Soomaalida Qurba-joogta ah in ay ku soo biiraan dagaalka lagu cirib-tirayo kooxda Al-shabaab. Wasiirka duulista… Sii akhri

Ruushka oo duqaymo ku garaacay caasimada dalka Ukraine

Posted on October 10, 2022October 10, 2022 by News Office

Goob-joogayaal ku sugan dalka Ukraine ayaa laga soo xigtay in qaraxyo dhowr ah laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Kyiv.… Sii akhri

Xasan Sheekh oo kala diray Guddiyadii Adeega Garsoorka iyo La-dagaallanka Musuq maasuqa

Posted on October 9, 2022October 9, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray labada guddi ee kala ah Guddiga Adeegga Garsoorka iyo Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close