Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo Ganacsatada ka mamnuucday la-macaamilka Al-shabaab

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa lagu amray dhammaan Ganacsatada Soomaaliyeed in aysan wax macaamil ah la yeelan… Sii akhri

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by News Office

Maraykanka oo dhinacyada Itoobiya ugu baaqay in ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalka

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by News Office

Xoghayaha arrimaha dibadda ee dowladda Maraykanka Antony Blinken ayaa bayaan uu soo saaray mar kale ku celiyay mowqifka Maraykanka colaadda… Sii akhri

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo ka qayb-galay fadhiga guud ee Baarlamaanka Adduunka

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by News Office

Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galay fadhiga guud ee Baarlamaanka Adduunka. Kulankan oo… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Jarmalka

Posted on October 13, 2022October 13, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Jarmalka usoo magacaawday… Sii akhri

Urur siyaasadeedka Horseed oo digniin ka saaray doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland

Posted on October 13, 2022October 13, 2022 by News Office

Urur siyaasadeedka Horseed oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ( Faroole) ayaa si adag uga… Sii akhri

Shirka Soomaaliya iyo deeq-bixiyaasha oo ku soo idlaaday Washington

Posted on October 13, 2022October 13, 2022 by News Office

Waxaa magaalada Washington DC ee xarunta dalka Maraykanka lagu soo gaba-gaboobeeyay shirkii gaar ka ahaa (Roundtable) ee Soomaaliya iyo dalalka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dadka Sooomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Calanka

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by News Office

Madaxweyna Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee 12-ka Oktoobar oo ku beegaan… Sii akhri

Dowladd soomaaliya oo war rasmi ah ka soo saartay dagaalka Yasooman

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay dagaalkii ka dhacay degaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan. War-saxaafadeed ka soo… Sii akhri

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay dagaalka ka socda Yasooman

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by News Office

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa war kooban ka soo saaray dagaalka culus ee weli ka socda degaanka Yasooman ee Gobolka Hiiraan.… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shirka wadatashiga Hay’adda IMF iyo dalalka Afrika

Posted on October 12, 2022October 12, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka qayb-galay Shirka wadatashiga ee (IMF Afrika Group 1) oo ah shir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close