Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shaqaalaha iyo Ciidamada Puntland oo ka cabanaya mushahar la’aan

Shaqaalaha iyo ciidamada dowladda Puntland ayaa cabasho xooggan ka muujinaya mushahar iyo xuquuq ka maqan. “Waan iska shaqaynaa keliya. Shaqaalaha… Sii akhri

Posted on October 18, 2022October 18, 2022 by News Office

Wejiga kowaad ee dekedda Garacad oo lagu wado in la daah-furo Sabtida soo socota

Posted on October 18, 2022October 18, 2022 by News Office

Wejiga kowaad ee dekedda Garacad ayaa lagu wadaa in si rasmiya loo daah-furo Sabtida soo socota oo ku beegan 22-ka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo gaaray magaalada Jigjiga

Posted on October 17, 2022October 17, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga… Sii akhri

Hawlgal ka dhan ah Al-shabaab oo saaka ka socda Gobolka Shabeellada dhexe

Posted on October 17, 2022October 17, 2022 by News Office

Ciidamo xooggan oo muddooyinkii danbe lagu ururinayay degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellada dhexe ayaa saaka hawlgal ballaaran ah ku qaaday… Sii akhri

Boqollaal ku dhintay muddaharaadyo ka socda dalka Iran

Posted on October 17, 2022October 17, 2022 by News Office

Kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in mudaharaadada ka socda dalka Iran ee looga soo horjeedo xukuumadda dalkaasi ay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacinaysa magacyada afar shirkadood oo Al-shabaab u gudbisa xogta dekedda Muqdisho

Posted on October 16, 2022October 16, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa heshay xogta afar shirkadood oo Al-shabaab u gudbisa macluumaadka shixnadda saaran maraakiibka ku soo xirta dekedda Muqdisho… Sii akhri

Maraykanka oo ka hadlay kacdoonka hubaysan ee qabaa’ilka Soomaaliyeed kula jiraan Al-shabaab

Posted on October 16, 2022October 16, 2022 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa ka hadashay kacdoonka hubaysan ee beelaha Soomaaliyeed kala horyimaadeen kooxaha Al-shabaab si ay degaannadooda uga saaraan. Safiirka… Sii akhri

Wefdiga Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo beeniyay warar laga faafiyay

Posted on October 16, 2022October 16, 2022 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Aaden Maxamed Nuur (Aaden Madoobe) oo hadda ku sugan waddanka Austria ayaa waxba kama… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed guusha xulka kubadda cagta ee 17-jirrada

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga … Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo khudbad ka jeediyay Madasha TANA Forum

Posted on October 15, 2022October 15, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa khudbad dheer ka jeediyay madasha Tana Forum oo sanadkan si… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close