Markab ganacsi oo markii u horraysay maanta ku xirtay dekedda Garacad
Markab xamuul ah oo sida badeecad ganacsi ayaa markii u horraysay maanta ku xirtay dekedda Garacad ee Gobolka Mudug. Inkastoo… Sii akhri
Markab xamuul ah oo sida badeecad ganacsi ayaa markii u horraysay maanta ku xirtay dekedda Garacad ee Gobolka Mudug. Inkastoo… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa qorshaynaya in uu dhammaadka bishan October safar qarsoodi ah ku tego magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyne halkaasi oo uu… Sii akhri
Kenya ayaa dhoofinta jaadka Miirowga ah ee loo iib-geeyo Soomaaliya waxay ka heshay lacag dhan $8 millon oo Dollar mudda… Sii akhri
Wefdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku wajahan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.… Sii akhri
Madaxweynaha waddanka Maraykanka ayaa qorshaynaya in uu fasaxo illaa 15 milyan oo foosto oo shidaala in laga soo saaro goobaha kaydka… Sii akhri
Faahfaahin hoose ayaa ka soo baxaysa kulankii maalin ka hor Garoowe ku dhexmaray xukuumadda Puntland iyo xubnaha Beesha Caalamka. Warar… Sii akhri
Maxkamadda derejada kowaad ee Garoowe ayaa maanta xukun rasmi ah ka soo saartay kiiskii dhoofinta geed-quwaaxa. Liibaan Cali Food oo… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sida wararku sheegayaan diyaarinaya qorshe uu ku wiiqayo awoodda urur siyaasadeedyada qaarkood. Madaxweyne Deni ayaa… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo diray casumaadda furitaanka wejiga kowaad ee dekedda Garacad. Madaxweynaha dowlad degaanka… Sii akhri