Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Jubaland oo sheegtay in la soo af-jaray weerarkii Hotel Tawakal

Telefishinka Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa sheegay in la soo af-jaray hawlgalkii ka socday Hotel Tawakal Kismaayo. Telefishinka Jubaland TV ayaa… Sii akhri

Posted on October 23, 2022October 23, 2022 by News Office

Madaxweynah Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay Shir ka dhacay dalka Jabuuti

Posted on October 23, 2022October 23, 2022 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya qaadday Tallaaba cusub oo ka dhan ah Al-shabaab

Posted on October 23, 2022October 23, 2022 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sameysay lambarro gaar ah oo lagu soo gudbin karo xogta dadka Al-shabaab u qaabilsan lacag ururinta.… Sii akhri

Puntland oo ka digtay Roobab mahiigaan ah oo daadad wata

Posted on October 23, 2022October 23, 2022 by News Office

Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Puntland ayaa sheegtay in saadaashu muujinayso Roobab mahiiggaan ah oo ku soo wajahan Puntland gaar… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo furmaya xilli ay jiraan is-diidooyin siyaasadeed

Posted on October 23, 2022October 23, 2022 by News Office

Kal-fadhiga 51-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa sida qorshaysan furmi doona Talaadada todobaadkan oo ku beegan 25-ka October 2022. Kal-fadhigan oo… Sii akhri

Bannaan-baxyo ka dhan ah Reer Galbeedka oo ka bilowday Itoobiya

Posted on October 22, 2022October 22, 2022 by News Office

Bannaan-baxyo waaweyn oo ka dhan ah Reer Galbeedka ayaa saaka ka bilowday guud ahaan waddanka Itoobiya sida ay ku warrantay… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo gaaray degmada Maxaas

Posted on October 22, 2022October 22, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo hogaaminaya xildhibaano heer federaal iyo kuwa dowlad goboleed iyo saraakiil ciidan… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo saaka toogatay ninkii dilay Wasiir Cabbdaas Siraaji

Posted on October 22, 2022October 22, 2022 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay Axmed Cabdullahi Cabdi oo  bishii May ee… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxda hay’adda Qaxootiga Adduunka

Posted on October 21, 2022October 21, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi. Madaxweyne Xasan Sheekh… Sii akhri

Turkiga oo aqbalay in uu xarun u noqdo gaaska dabiiciga ah ee Ruushka

Posted on October 21, 2022October 21, 2022 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa saxiixay qorshaha madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee uu ku doonayo in Turkigu uu xarun… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close