Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo awaamiir dul-dhigtay shirkadaha duullimaadyada dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir dul-dhigtay dallada ay ku midaysan yihiin shirkadaha ka shaqeeya adeegyada duullimaadyada dalka. Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa… Sii akhri

Posted on October 4, 2022October 4, 2022 by News Office

Wasiiro ka tirsan Puntland oo maanta xilka loo dhaariyay

Posted on October 4, 2022October 4, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro cusub oo dhowaan uu Madaxweynuhu magacaabay… Sii akhri

Ciidamo beeleedyo xooggan oo ku ruqaansaday dhulka Al-shabaab kaga sugan yihiin Gobolka Shabeellada dhexe

Posted on October 4, 2022October 4, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas ay ka baxeen ciidamo beeleedyo xooggan oo ku hubaysan noocyada kala… Sii akhri

Cabdiweli Gaas oo ka digay in Puntland dagaal sokeeye la geliyo

Posted on October 4, 2022October 4, 2022 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in Puntland hal mar ay mudda kororsi soo… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo codsi gaar ah u dirtay dalalka horumaray

Posted on October 4, 2022October 4, 2022 by News Office

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka codsaday dalalka horumaray in ay bixiyaan $100 bilyan oo dollar, taas… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo war ka soo saaray Qaraxyadii Beledweyne

Posted on October 3, 2022October 3, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii bahalnimada ahaa ee ka dhacay… Sii akhri

Ururrada siyaasadda Puntland oo xujo adag hor dhigi doona madaxweyne Siciid Deni

Posted on October 3, 2022October 3, 2022 by News Office

Dhammaan ururrada siyaasadda Puntland ayaa lagu wadaa in ay bartamaha bishan isu-gu yimaadaan shirweyne looga tashanayo barnaamijka xisbiyada badan ee… Sii akhri

Khasaaraha ka dhashay qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Beledweyne

Posted on October 3, 2022October 3, 2022 by News Office

Khasaare baaxad weyn ayaa ka dhashay qaraxyo ismiidaamin ah oo saacado ka hor lagu weeraray Xerada Lama-galaay ee magaalada Beledweyne… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo duqaymo ka fulisay gudaha dalka Ciraaq

Posted on October 3, 2022October 3, 2022 by News Office

Wasaaradda difaaca ee Turkiga ayaa sheegtay in ay dishay 23 dagaalyahan oo ka tirsan kooxaha Kurdiyiinta, ka dib markii ay… Sii akhri

Hiiraan: Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Moqokori iyo Yasooman

Posted on October 2, 2022October 2, 2022 by News Office

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay weheliyaan ciidamo beeleedyo hubaysan ayaa hadda dib ula wareegay degaannada Moqokori iyo Yasooman ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close