Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Askari ka tirsan Booliiska Puntland oo ku dhintay iska hor imaad ka dhacay degmada Buurtinle

Hal askari oo ka tirsanaa Booliiska Puntland laguna magacaabi jiray Maxamed Badgal Ciise Galayr ayaa ku dhintay mid kalena waa… Sii akhri

Posted on October 2, 2022October 2, 2022 by News Office

Koonfur Galbeed oo bilowday guluf ciidan oo ka dhan ah Al-shabaab

Posted on October 2, 2022October 2, 2022 by News Office

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa bilowday dhaq dhaqaaq ciidan oo ka dhan ah Al-shabaab sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta Amniga… Sii akhri

Dowladda Hindiya oo hub ka iibinaysa dalka Armenia

Posted on October 2, 2022October 2, 2022 by News Office

Hindiya ayaa doonaysaa in ay dalka Armenia ka iibiso hub qiimihiisa lagu sheegay $244 oo milyan oo doolar. Sanadkii 2020-kii… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo ka hadlay dagaallada ka socda Hiiraan

Posted on October 2, 2022October 2, 2022 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka maaamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ka hadlay howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda gobolka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dadka Soomaaliyeed maanta waxa ay leeyihiin hal cadow”

Posted on October 1, 2022October 1, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle… Sii akhri

Wasiir Juxaa oo sheegay in aanu marnaba qayb ka noqon doonin wax mudda kororsi la yiraahdo

Posted on October 1, 2022October 1, 2022 by News Office

Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa markii u horraysay sheegay in aysan Puntland miiska u… Sii akhri

Puntland oo beenisay in 12 degmo lagu koobay doorashooyinka qof iyo cod

Posted on October 1, 2022October 1, 2022 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay in barnaamijka doorashooyinka qof iyo cod lagu koobay 12 degmo oo keliya.… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo mudda kordhin laba sano ah loo sameeyay

Posted on October 1, 2022October 1, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in mudda kordhin loo sameeyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Golaha guurtida Somaliland… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Farxaan Qaroole

Posted on September 30, 2022September 30, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Qalabka Sida uga tacsiyeeyay geerida ku timid… Sii akhri

Taliyihii Booliiska Gobolka Banaadir oo qarax lagu dilay

Posted on September 30, 2022September 30, 2022 by News Office

Taliyaha ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Gen. Farxaan Maxamuud Aadan oo loo yaqaanay Farxaan Qaroole ayaa lagu dilay qarax ka dhacay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close