Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Elon Musk oo noqday mulkiilaha cusub ee shirkadda Twitter-ka

Elon Musk ayaa Khamiistii noqday mulkiilaha cusub ee Twitter-ka. Musk oo ah ninka ugu taajirsan dunida ayaa $44-bilyan ku biibsaday… Sii akhri

Posted on October 28, 2022October 28, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan saagootin ah la qaatay Safiirka Imaaraadka

Posted on October 27, 2022October 27, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Villa Somalia Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta… Sii akhri

Shirka dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka oo Muqdisho ka furmay

Posted on October 27, 2022October 27, 2022 by News Office

Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaa maanta ka furmay Shirka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada dalka, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka… Sii akhri

siyaasiyiin ku hawllan isu soo dhawaynta Madaxweyne Deni iyo Ra’iisul wasaare Xamse

Posted on October 27, 2022October 27, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu Muqdisho ka socdo dadaal la isu-gu soo dhaweynayo Madaxweynaha Puntland Siciid Deni… Sii akhri

Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Posted on October 27, 2022October 27, 2022 by News Office

Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga 51-aad ee Baarlamanka Puntland oo shalay la ansixiyay ayaa maanta la shaaciyay. Qodobada ugu muhiimsan… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC oo wajahaya la-xisaabtanka Baarlamanka

Posted on October 27, 2022October 27, 2022 by News Office

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa wajahaya la-xisaabtanka Baarlamanka Puntland. Xildhibaanno kala duwan oo ka tirsan Baarlamanka ayaa… Sii akhri

Israel oo Maraykanka la wadaagaysa xogo Sirdoon oo ku saabsan Iran

Posted on October 27, 2022October 27, 2022 by News Office

Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog ayaa qorshaynaya in uu la wadaago madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden Arbacada, xogo sirdoon oo ku… Sii akhri

Soonaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay adeeg gaarsiinta dhulka laga saaray Al-shabaab

Posted on October 27, 2022October 27, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee taageera Soomaaliya… Sii akhri

Gen. Muumin Cabdi Shire oo loo magacaabay Taliyaha Booliiska Puntland

Posted on October 26, 2022October 26, 2022 by News Office

Garoowe: 26 October 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 77 ee 26-da… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Xubnaha Maxkamadda sare

Posted on October 26, 2022October 26, 2022 by News Office

Garoowe: 26 October 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 75 ee 26-ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close