Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo xubin cusub loogu daray hay’adda Batroolka Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa xubin cusub loogu daray hay’adda Batroolka Soomaaliya SPA, sida ay caddaynayaan warar lagu kalsoon yahay.… Sii akhri

Posted on October 26, 2022October 26, 2022 by News Office

Gen. Muxiyadiin oo loo magacaabay Taliyaha La-dagaallanka Argagixisada Puntland

Posted on October 26, 2022October 26, 2022 by News Office

Garoowe: 26 October 2022 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 79 ee… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimayaal

Posted on October 26, 2022October 26, 2022 by News Office

Garoowe: 26 October 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 78 ee 26-ka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo daah-furay Qorshaha Horumarinta Korontada dalka

Posted on October 26, 2022October 26, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay qorshaha hormarinta korantada dalka oo qayb ka ah… Sii akhri

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shir looga hadlayo Khilaafka dhuleed ee dalalka Geeska Afrika

Posted on October 26, 2022October 26, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa  ka qayb galay shir looga hadlayay khilaafaadka… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo xukun dil ah fulisay

Posted on October 26, 2022October 26, 2022 by News Office

Maxmamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo ka… Sii akhri

Soomaaliya oo ka gudubtay Habraacyada wejiga kowaad ee ku biirista Dallada EAC

Posted on October 26, 2022October 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ka hadlay dilka marxuumad Juweeriya Subcis

Posted on October 26, 2022October 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Jaweeriya Subcis. Marxuumad Juweeriya ayaa gelinkii… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Taliska Booliiska Soomaaliya

Posted on October 25, 2022October 25, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa kulan lagu xoojinayo ammaanka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan saagootin ah la qaatay James Swan

Posted on October 25, 2022October 25, 2022 by News Office

Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close