Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wararkii u danbeeyay ee Khasaaraha qaraxyadii Muqdisho oo sii kordhay

Wararkii u danbeeyay  ayaa xaqiijinaya in ilaa 200 oo qof ay ku geeriyoodeen qaraxyadii Muqdisho halka in ka badan 300… Sii akhri

Posted on October 30, 2022October 30, 2022 by News Office

Madaxweyne Cagjar oo si adag uga hadlay Qaraxyadii Muqdisho

Posted on October 30, 2022October 30, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida DDS Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa sheegay in qaraxyada Muqdisho ee lagu laayay shacabka Soomaaliyeed ay… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo amray in gurmad deg deg ah loo fidiyo dhaawacyada Qaraxyadii Soobe

Posted on October 30, 2022October 30, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ka tacsiyaysay qaraxyadii Muqdisho

Posted on October 29, 2022October 29, 2022 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in argagixisada Al-shabaab ay ka go’antahay baabi’inta nafta iyo maalka shacabka Soomaaliyeed islamarkaana aysan jirin cid… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo si kulul u cambaareeyay qaraxyadii Muqdisho

Posted on October 29, 2022October 29, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka naf lacaariga ah ee Khawaarijtu… Sii akhri

Qaraxyo xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on October 29, 2022October 29, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan ay ka dhaceen agagaarka Isgoyska Soobe. Wararka ayaa intaas ku… Sii akhri

Villa Somalia iyo Dowlad Goboleedyada oo isku raacay in ay samaystaan mudda kororsi

Posted on October 29, 2022October 29, 2022 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa isku raacay in la samaysto mudda kororsi min hal sano ah sida ay… Sii akhri

Madaxtooyada Puntland oo dadaal ku bixinaysa fara-gelinta doorashada dalladda PUNSAA

Posted on October 29, 2022October 29, 2022 by News Office

Warar kala duwan ayaa xaqiijinaya in mas’uuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Puntland ay dadaal ku bixinaya fara-gelinta doorashada guddoonka dalladda ay… Sii akhri

Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Soomaaliya oo gaaray degmada Buulo-burde

Posted on October 29, 2022October 29, 2022 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo mas’uuliyiin kale oo labada heer ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo qorshaynaya safar aysan ku wehelin cid ka tirsan dowladdiisa

Posted on October 28, 2022October 28, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa todobaadka bilaabanaya qorshaynaya in uu safar ku tego magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya. Xogo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close