Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho ka socday

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war murtiyeed ka soo saaray shir Muqdisho ugu socday Afar cisho, waxaana Goluhu ka soo saareen… Sii akhri

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Aqalka Cad ee Maraykanka oo bayaan ka soo saaray Qaraxyadii Soobe

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa cambaareeyey qaraxyadii Sabtidii ka dhacay agagaarka Zoobe ee magaalada Muqdisho kuwaas oo ay ku dhinteen… Sii akhri

Wasiir Fiqi oo booqday Xarunta Hawlgallada Gurmadka Qaraxyadii Soobe

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi, ayaa saaka booqday xarunta howlgallada gurmadka degdegga ah… Sii akhri

Xog: Baarlamanka Puntland oo wada mooshin ka dhan ah guddiga doorashooyinka TPEC

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Guux ku saabsan mooshin ka dhan ah guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa sii xoogaysanaya. Xildhibaann kala… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo la wareegay degmada Boocame ee Gobolka Sool

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in Ciidamada Somaliland ay saaka la wareegeen degmada Boocame oo ka tirsan Gobolkaasi.… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo booqday dhaawacyadii qaraxyadii isgoyska Soobe

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xalay ku booqday isbitaallada Madiina, Banaadir iyo Erdogan dhaawacyadii ay… Sii akhri

Muqdisho: Rag lagu helay Shabaabnimo oo xukun dil ah lagu fuliyay

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Maxkamadda Ciudamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka fagaaraha Iskuul Bulusiya ee Magaalada Muqdisho waxaa ay xulunkii dilka toogashada ahaa… Sii akhri

Luiz Inacio oo ku guulaystay xilka Madaxweynaha dalka Brazil

Posted on October 31, 2022October 31, 2022 by News Office

Madaxweynihii hore ee waddanka Brazil Luiz Inacio Lula da Silva ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalkaasi Brazil.… Sii akhri

Xukuumadda Soomaaliya oo dhaqaale ugu deeqday gurmadka Qaraxyadii Muqdisho

Posted on October 30, 2022October 30, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa shir guddoomiyay shir Golaha Wasiirrada oo degdeg ah oo looga… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay guddi ka shaqeeya gurmadka qaraxyadii Soobe

Posted on October 30, 2022October 30, 2022 by News Office

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya gurmadka dadkii dhaawacmay qaraxiyadii shalay lagu weeray isgooyska Zoobe… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close