Soomaaliya oo ka qayb-gashay shir ka dhacay dalka Angola
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa Magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola kaga qayb galaya Shir Madaxeedka… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa Magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola kaga qayb galaya Shir Madaxeedka… Sii akhri
Xiriirka Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa soo hagaagaya, sida ay sheegayaan xogo kala duwan. Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo… Sii akhri
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa lagu wadaa in uu maanta ka amba-baxo caasimadda Puntland ee Garoowe. Madaxweyne Lafta… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa xalay kulan ku yeeshay Madaxtooyada Garoowe. Wararka ayaa… Sii akhri
Ciidanka Booliiska Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay Faarax Jibriil Xuseen oo ku eedaysan dilka Marxuum Maxamed Cabdirashiid Cabdiraxman. Qoraal… Sii akhri
Waxaa go’an isu socodka gaadiidka u kala gooshaya qeybo ka mid ah laamiga dheer ee isku xira Gobolada Nugaal iyo… Sii akhri
Jubaland ayaa shaacisay in baaritaan madax-bannaan lagu samaynayo dilka Taliyihii Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Gobolka Gedo Cabdiraxmaan Cabdullaahi (Bakaal Kooke). Wasiirka… Sii akhri
Aqalka Golaha Wakiillada ee Maraykanka ayaa meel mariyey sharciga miisaaniyadda difaaca ee Maraykanka ee sannadka soo socda, kaas oo ku… Sii akhri
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe ee Caasimada… Sii akhri
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maalmaha soo socda ku soo wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Xogaha… Sii akhri