XOG: Madaxweynaha Puntland oo qorshaynaya Isku dhaandhayn cusub
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa qorshaynaya in uu Todobaadka soo socda isku shaandhayn ku sameeyo Golaha Wasiirada. Dad lagu kalsoon… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa qorshaynaya in uu Todobaadka soo socda isku shaandhayn ku sameeyo Golaha Wasiirada. Dad lagu kalsoon… Sii akhri
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya… Sii akhri
Qaar kamid ah xildhibaannada Golaha Wakiilada Puntland oo nala soo xiriiray ayaa ka horyimid hannaanka loo maray dhammaystirka Maxkamadda Dastuuriga… Sii akhri
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta dhammaystiray xubnihii ka harsanaa Maxkamadda Dastuuriga ah ee Puntland Wareegto ka soo… Sii akhri
Baarlamanka Puntland ayaa maanta go’aamiyay in loo yeero Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka si loola xisaabtamo. Dhammaan wasaaradaha xukuumadda Puntland… Sii akhri
Maamulka Gobolka Nugaal oo ay weheliyaan maamulka degmada Garoowe iyo saraakiisha Laamaha Amniga ayaa maanta go’aanno ka soo saaray Amniga… Sii akhri
Mudanayaasha Baarlamanka Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel-mariyay wax ka-beddelka xeerka Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland. 35 mudane… Sii akhri
Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay degaanka Farjanno oo ka tirsan degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal. Laba… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu Khamiista u safro dalka Itoobiya. Ilo wareedyo ka tirsan Madaxtooyada ayaa… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga… Sii akhri