Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Midowga Afrika oo Ciidamada Soomaaliya ku bogaadiyay xoraynta degmada Aadan Yabaal

Midowga Afrika ayaa Ciidamada Soomaaliya ugu hambalyeeyay xoraynta degmada Aaden Yabaal ee Gobolka Shabeellada dhexe. Ergayga Gaarka ah ee Midowga… Sii akhri

Posted on December 6, 2022December 6, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah u shaacisay in Al-shabaab laga saaray degmada Aaden Yabaal

Posted on December 6, 2022December 6, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmiya u shaacisay in Al-shabaab laga xoreeyay degmada Aaden Yabaal ee Gobolka Shabeellada dhexe. Af-hayeenka Wasaaradda… Sii akhri

XOG: Kulankii Xasan Sheekh iyo Siciid Deni oo ku dhammaaday natiijo la’aan

Posted on December 6, 2022December 6, 2022 by News Office

Kulan gaar ah oo shalay Madaxtooyada Muqdisho ku dhexmaray Xasan Sheekh iyo Siciid Deni ayaa sida la xaqiijiyay natiijo la’aan… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in la xakameeyay shaqaaqooyin ka dhacay Gaalkacyo

Posted on December 6, 2022December 6, 2022 by News Office

Taliska guud ee ciidamada difaaca Puntland ayaa xaqiijiyay in la xakameeyay shaqaaqooyin la xiriira muran dhuleed oo dhowaan ka dhacay… Sii akhri

Madaxweynaha Imaaraadka Carabta oo gaaray dalka Qatar

Posted on December 5, 2022December 5, 2022 by News Office

Madaxweynaha Imaaraadka Carabta ayaa maanta billaabay booqashadii ugu horreysay ee uu ku tago Qatar tan iyo markii lasoo afjaray go’doomin… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo ka dooday Xeerka Hawlgabka

Posted on December 5, 2022December 5, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa… Sii akhri

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo furay Shirka dib u-eegista Mashruuca JPLG

Posted on December 5, 2022December 5, 2022 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Daah-furay Shirka dibu-eegista Mashruuca JPLG iyo Qorshaha Sanadka 2023. Kulanka… Sii akhri

Xiisad u dhexaysa Puntland iyo Somaliland oo ka aloosan Gobolka Cayn

Posted on December 5, 2022December 5, 2022 by News Office

Xiisad dagaal oo u dhexaysa Puntland iyo Somaliland ayaa ka aloosan degaanno ka tirsan Gobolka Cayn. Ciidamada Somaliland ayaa sida… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland iyo safiirka Maraykanka oo ka wada-hadlaya arrima ay ku jirto PSF

Posted on December 5, 2022December 5, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu kulan gaar ah la yeesho safiirka… Sii akhri

Dowladda Norway oo lacag dhan $30 milyan oo Dollar ku taageeraysa Soomaaliya

Posted on December 4, 2022December 4, 2022 by News Office

Dowladda Norway ayaa Soomaaliya ku taageeraysa lacag dhan $ 30 milyan oo Dollar sida uu xaqiijiyay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya. Wasiirka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close