Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Midowga Yurub oo qorshaynaya in ay taageero u fidiyaan Ukraine

Wasiirada arrimaha debedda ee Midawga Yurub ayaa ka fekeraya cunaqabatayn cusub oo ka dhan ah Ruushka iyo weliba inay ansixiyaan… Sii akhri

Posted on December 13, 2022December 13, 2022 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo furtay tartanka Iibka Qandaraasyada Sahayda Ciidamada

Posted on December 12, 2022December 12, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay tartanka Iibka Qandaraasyada Dowladda… Sii akhri

Sacuudiga oo ka hadlay Khatarta Nukliyeerka Iran

Posted on December 12, 2022December 12, 2022 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacuudi Carabiya ayaa Axaddii sheegay in dalalka Khaliijka ay qaadi doonaan tallaabo ay ku xoojinayaan amnigooda haddii… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in aan la aqbali karin daryeel la’aanta Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliyeed

Posted on December 12, 2022December 12, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in aan la aqbali karin hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed … Sii akhri

XOG: Isbaheysiga cusub ee Dowlad Goboleedyada oo Baydhaba ku shiraya

Posted on December 12, 2022December 12, 2022 by News Office

Qaar kamid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka oo samaystay isbaheysi cusub ayaa lagu wadaa in ay magaalada Baydhaba gaaraan 19… Sii akhri

Maraykanka oo xiray sarkaal Liibiyaan ah oo loo haysto diyaarad burburtay 1988

Posted on December 12, 2022December 12, 2022 by News Office

Waaxda Caddaaladda ee Maraykanka ayaa sheegtay in hay’adda dembi-baarista ee FBI inay gacanta ku hayaan sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka Liibiya… Sii akhri

Puntland oo baaritaan ku samaynaysa shakhsiyaad Maraykanku ku eedeeyay Argagixiso

Posted on December 11, 2022December 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Qaar kamid ah Odayaasha iyo Cuqaasha Beesha Cali Saleebaan.… Sii akhri

Warbixin laga soo saaray Tirada Suxufiyiinta sannadkan 2022 lagu dilay Caalamka

Posted on December 11, 2022December 11, 2022 by News Office

Ururka caalamiga ah ee suxufiyiinta ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in sannadkan 67 suxufiyiin iyo shaqaale warbaahineed ah… Sii akhri

Madaxda Hirshabeelle oo booqday degaanno laga saaray Al-shabaab

Posted on December 11, 2022December 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa maanta booqday degaanno… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga

Posted on December 11, 2022December 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, ahna Ra’iisul Wasaaraha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close