Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Gudoomiyaha Xuquuqal Insaanka Puntland oo la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aaadanaha Puntland Avv. Siciid Cabdi Mumin ayaa qasriga Madaxtooyadda ee Baydhabo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Koonfur… Sii akhri

Posted on December 18, 2022December 18, 2022 by News Office

Xog: Khilaaf ka dhex taagan madaxda Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland

Posted on December 17, 2022December 17, 2022 by News Office

Khilaaf xooggan ayaa ka dhex taagan wasiirka Kalluumeysiga Puntland, Rashiid Maxamuud Yuusuf iyo ku xigeenkiisa, Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud. Xogo madax-bannaan… Sii akhri

Ukraine oo fashilisay weeraro uu ku qaaday Ruushka

Posted on December 15, 2022December 15, 2022 by News Office

Ukraine ayaa sheegtay Arbacadii inay fashilisay weerar uu Ruushku ku soo qaaday caasimadda dalkaas ee Kyiv. Ukraine ayaa sheegtay in… Sii akhri

Madaxweyne Cyril Ramaphosa oo ka badbaaday in Codka Kalsoonida loo qaado

Posted on December 14, 2022December 14, 2022 by News Office

Baarlamanka Koonfur Afrika ayaa diiday dacwadda xil ka qaadista ee ka dhanka ah madaxweyne Cyril Ramaphosa, sida uu shaaciyay Guddoomiyaha… Sii akhri

Puntland oo dil ku xukuntay Rag lagu helay dilkii Nabadoon Cabdiqani Xasan Walloore

Posted on December 14, 2022December 14, 2022 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa shalay dil toogasho ah ku xukuntay laba nin oo ku eedaysan dilkii… Sii akhri

Puntland: Maxkamada Dastuuriga ah oo qorshaynaysa burinta Xeer-hoosaadka Baarlamanka

Posted on December 14, 2022December 14, 2022 by News Office

Maxkamadda Dastuuriga ah ee Puntland oo la ansixiyay 8-dii bishan December ayaa si rasmi ah u shaqa bilaabaysa Todobaadkan. Xubnaha… Sii akhri

Eva Kaili oo xilka looga qaaday fadeexad musuq maasuq oo la xiriirta Qatar

Posted on December 13, 2022December 13, 2022 by News Office

Baarlamanka Midowga Yurub ayaa maanta u codeeyey inuu xilka ka qaado mid ka mid madaxweyne ku-xigeenadiisa Eva Kaili kadib markii… Sii akhri

Ra’iisl wasaare Xamse oo Maamulka Gobolka Banaadir kala hadlay Sugida Amniga

Posted on December 13, 2022December 13, 2022 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan muhiim oo ku saabsan sugidda amniga magaalada Muqdisho… Sii akhri

Cali Jeyte oo iska casilay Guddiga Taakulaynta Ciidamada xoraynta Gobolka Hiiraan

Posted on December 13, 2022December 13, 2022 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan mudane cali Jeyte Cismaan ayaa gebi ahaanba iska casilay xubinimadda Gudiga Maaliyadda ee Taakulaynta Ciidamada Dibu-u-xoraynta Gobolka… Sii akhri

Maraykanka oo Afrika ugu yaboohay lacag dhan $55 bilyan oo Dollar

Posted on December 13, 2022December 13, 2022 by News Office

Maraykanka ayaa shaaciyay in uu ugu yaboohayo Afrika lacag gaaraysa illaa $55 bilyan oo dollar, saddexda sano ee soo socota.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close