Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shirweynaha Qurba-joogta Puntland oo Garoowe ka furmay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa furay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Qurbojoogta Puntland oo muddo saddex Beri ah… Sii akhri

Posted on December 19, 2022December 19, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo maanta gaaray degaanka Garacad

Posted on December 19, 2022December 19, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta gaaray degaanka Garacad ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda… Sii akhri

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland oo gaaray Garoowe

Posted on December 19, 2022December 19, 2022 by News Office

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Dhooba-daareed ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe. Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa ka qayb-galay… Sii akhri

Kulan dhexmaray Siciid Deni iyo Axmed Karaash oo isfaham la’aan ku dhammaaday

Posted on December 19, 2022December 19, 2022 by News Office

Kulan gaar ah oo dhexmaray Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa is faham la’aan ku… Sii akhri

Khilaaf xooggan oo ka dhex taagan urur siyaasadeedka Shaqaalaha ee Puntland

Posted on December 19, 2022December 19, 2022 by News Office

Khilaaf xooggan ayaa weli ka dhex taagan urur siyaasadeedka Shaqaalaha ee Puntland. Xubnihii as’aasay urur siyaasadeedkan ayaa laba garab noqday… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo lagu eedeeyay kala jebinta ururrada siyaasadda

Posted on December 19, 2022December 19, 2022 by News Office

Qaar kamid ah urur siyaasadeedyada Puntland ayaa ku eedeeyay xukuumadda in ay kala jebin ku waddo ururrada siyaasadda. War-saxaafadeed ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland iyo qaar kamid ah ururrada siyaasadda oo heshiis gaaray

Posted on December 18, 2022December 18, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo lix urur siyaasadeed oo uu ku jiro kan xukuumadda ee Kaah ayaa heshiis ka gaaray… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee magacaabista uu qorshaynayo Madaxweyne Deni

Posted on December 18, 2022December 18, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maalinta berri ah ku wajahan degaanka Garacad ee Gobolka Mudug sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo… Sii akhri

Agaasimaha wasaaradda Qorshaynta Puntland oo shaqa joojin lagu sameeyay

Posted on December 18, 2022December 18, 2022 by News Office

Wasiirka Qorshaynta Puntland Maxamed Siciid Maxamed (Faroole) ayaa shaqa-joojin ku sameeyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorshaynta Sharma’arke Xasan Cali. Wareegto… Sii akhri

Cali Jeyte oo abaal-marin lacageed u ballan-qaaday xubnaha Al-shabaab

Posted on December 18, 2022December 18, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa markii u horraysay ballan-qaad maaliyadeed u sameeyay dagaallamayaasha ka tirsan Al-shabaab. Guddoomiye Jeyte… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close