Xukuumadda Deni oo lagu eedeeyay in ay af-hayeen u noqotay Somaliland
Bulshada Gobolka Mudug ee Puntland oo ay hoggaaminayaan Odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray shir maalmahan uga… Sii akhri
Bulshada Gobolka Mudug ee Puntland oo ay hoggaaminayaan Odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray shir maalmahan uga… Sii akhri
Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in sarkaal u dhashay Gobolkaas uu Ciidankiisa kala baxay Somaliland. Taliye Xuseen Ducaale… Sii akhri
Madaxda Puntland ku matasha degaannada SSC ayaa maanta warsaxafadeed kasoo saaray dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood waxaana War-saxaafadeedka u qornaa… Sii akhri
Kala shaki iyo cabsi ayaa soo kala dhex galay saraakiisha Ciidamada Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool sida ay xaqiijinayaan… Sii akhri
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud Oo Shir Gudomiyay Shirka Khamiisla Ah Ee Sarakiisha Amniga Gobolka Nugaal.… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa weli ku dhici la’ in ay ka hadlaan dhibaatada… Sii akhri
Suuqyada iyo xarumaha Ganacsiga Laascaanood ayaa gebi ahaanba saaka xiran waxaana kacsan xaaladda magaalada. Shacabka Laascaanood ayaa maalintii saddexaad wada… Sii akhri
Ciidamada Somaliland ayaa mar kale Caawa Rasaas la dhacay dad rayid ah oo muddaharaad ka samaynayay Laascaanood. Muddaharaadka ayaa weli… Sii akhri
Qaar kamid ah ururrada Siyaasadda Pumtland oo qoraal wadajir ah soo saaray ayaa ku celiyay in aan weli lagu heshiin… Sii akhri
Agabka diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland oo xalay laga raray Garoowe ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso. Gaadiidka… Sii akhri