Go’aano laga soo saaray xallinta muran dhuleed oo laba beelood ku dhexmaray Mudug
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa Shir-gudoomiyey wajiga 2aad ee gogol Nabadeed oo ay isku arkayeen kuna wada… Sii akhri
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa Shir-gudoomiyey wajiga 2aad ee gogol Nabadeed oo ay isku arkayeen kuna wada… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka… Sii akhri
Ururrada Bulshada Rayidka Puntland ee PUNSAA ayaa maanta war-saxaafadeed ka soo saaray shacabka lagu laynayo magaalada Laascaanood. War-saxaafadeedka ka soo… Sii akhri
Barakac xooggan ayaa ka bilowday magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool halkaas oo maalintii shanaad Ciidamada Somaliland ku laynayaan dad… Sii akhri
Roobab ayaa saacadihi la soo dhaafay ka da’ay Gobollada kala duwan ee Puntland. Roobabka ayaa laga soo sheegaya in ay… Sii akhri
Xiisad dagaal iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa saaka oo Sabti ah laga dareemaya guud ahaan Gobolka Sool. Xiisaddan u dhexayaa ciidamada… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa sidaan uga hadlay dhibaatada ka taagan Laascaanood: Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan dadkii wax ku… Sii akhri
Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaal toos ah oo maanta ka qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka… Sii akhri
Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay weerar goor dhoweyd ciidamada Somaliland ku qaadeen dad rayid ah oo maalintii afraad muddaharaad… Sii akhri