Muddaharaad xooggan oo mar kale saaka dib uga bilowday Laascaanood
Muddaharaad xooggan ayaa mar kale saaka dib uga bilowday magaalada Laascaanood halkaas oo shalay ciidamada Somaliland ku laayeen dad shacab… Sii akhri
Muddaharaad xooggan ayaa mar kale saaka dib uga bilowday magaalada Laascaanood halkaas oo shalay ciidamada Somaliland ku laayeen dad shacab… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in ay hal hay’ad isku yihiin Al-shabaab iyo Somaliland. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo… Sii akhri
Urur siyaasadeedka Mustaqbal ee Puntland ayaa si adag u cambaareeyay dilalka qorshaysan iyo kuwa muuqda ee lagu hayo shaccabka magaalada… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in jid-gooyo loo dhigtay doorashooyinkii qof iyo cod ee laga hirgelin… Sii akhri
Ugu yaraan lix ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay rasaas ay ciidamada Somaliland ku fureen shacab muddaharaad ka samaynayay… Sii akhri
Badweynta Hindiya ayaa fatahaad ku samaysay qayba kamid ah degaanka Garacad ee Gobolka Mudug sida ay sheegeen mas’uuliyiinta degaankaas. Biyaha… Sii akhri
Muddaharaad looga horjeedo dilalka qorshaysan ee lagu hayo dadka Gobolka Sool ayaa maanta ka socda magaalada Laascaanood. Dadweynaha muddaharaadka samaynaya… Sii akhri
Duqa degmada Gaalkacyo ee Puntland Xasan Jidka ayaa sheegay in ay musuq maasuq badan sameeyaan hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa Garsoor rasmi ah u aqoonsan Garsoor dhaqameedka sida ay shaacisay Wasaaradda Caddaaladda Puntland. Qoraal ka soo baxay… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ku dhawaaqay in la dhisayo guddi qaabilsan ilaalinta anshaxa iyo sharafta doorashooyinka qof iyo cod.… Sii akhri