Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Mid kamid ah haldoorka Gobolka Sool oo Caawa Laascaanood lagu dilay

Dabley hubaysan ayaa fiidnimadii Caawa dil ka geystay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Goob-joogayaal ku sugan Laascaanood ayaa xaqiijiyay… Sii akhri

Posted on December 26, 2022December 26, 2022 by News Office

Shil khasaare dhimasho sababay oo ka dhacay Gobolka Bari

Posted on December 26, 2022December 26, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay shil khasaare nafeed dhaliyay. Shilkan ayaa saaka ka… Sii akhri

Taliyaha Booliska Puntland oo gaaray magaalada Qardho

Posted on December 26, 2022December 26, 2022 by News Office

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa gaaray degmada Qardho oo ay ku soo… Sii akhri

Puntland oo laga hirgelinayo isbitaallo looga maarmo caafimaadka dibadda

Posted on December 26, 2022December 26, 2022 by News Office

Shirweynaha Qurba-joogta Puntland oo muddooyinkii danbe ka socday magaalada Garoowe ayaa xalay la soo geba-gabeeyay. Shirka ayaa laga soo saaray… Sii akhri

Ilhaan Cumar oo beenisay in loo diiday Boosaaso

Posted on December 25, 2022December 25, 2022 by News Office

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Wakiilada Maraylanka ayaa been-abuur ku tilmaantay in laga hor istaagay socdaal ay ku… Sii akhri

Marwo Ilhan Cumar oo ku wajahan magaalada Muqdisho

Posted on December 25, 2022December 25, 2022 by News Office

Xildhibaan Ilhan Cumar oo maalmahan booqasho ku joogtay Puntland ayaa ku wajahan magaalada Muqdisho. Marwo Ilhan oo ka tirsan Golaha… Sii akhri

Maleeshiyaad qabsaday xarunta wasaarada Caafimaadka Puntland ee Gaalkacyo

Posted on December 25, 2022December 25, 2022 by News Office

Maleeshiyo beeleed hubaysan ayaa saaka la wareegay xarunta wasaaradda Caafimaadka Puntland ee magaalada Gaalkacyo. Maleeshiyaadka ayaa gebi ahaanba albaabada isu… Sii akhri

Wasiirka Qorshaynta Puntland oo ka noqday magacaabis uu sameeyay

Posted on December 25, 2022December 25, 2022 by News Office

Wasiirka Qorshaynta Puntland Maxamed Siciid Faroole ayaa ka laabtay magacaabis uu sameeyay Todobaadkii hore kadib markii muran xooggan ka dhashay.… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku sii jeeda Muqdisho

Posted on December 25, 2022December 25, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Muqdisho sida ay wararku xaqiijinayaan. Madaxweynaha Puntland ayaa lagu… Sii akhri

Doonni lagu waayay xeebaha Puntland oo laga helay dalka Yemen

Posted on December 24, 2022December 24, 2022 by News Office

Doonni kalluumeysi oo maalmo ka hor lagu waayay xeebaha gacanka Gardafuu ayaa laga helay xeebaha dalka Yemen. Wararku waxay sheegayaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close