Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ilhan Cumar oo maanta booqanaysa degmada ay ka soo jeedo ee Bander-bayla

Xildhibaan Ilhan Cumar oo safar ku joogta Puntland ayaa maanta booqanaysa degaanka ay ka soo jeedo. Marwo Ilhan ayaa lagu… Sii akhri

Posted on December 24, 2022December 24, 2022 by News Office

Wada-hadal u socda Xukuumadda Puntland iyo Urur siyaasadeedka Dhalinyarada

Posted on December 24, 2022December 24, 2022 by News Office

Xukuumadda Puntland iyo xubno ka tirsan urur siyaasadeedka Dhalinyarada ayaa wada hadal hoose u socdaan si ururkaas loogu qanciyo doorashada.… Sii akhri

Is af-garad hordhac ah oo laga gaaray shaqaaqooyin ka dhacay Gaalkacyo

Posted on December 23, 2022December 23, 2022 by News Office

Is af-garad hordhac ah ayaa laga gaaray dhacdooyin sababay dhimasho iyo dhaawac oo dhawaan laga soo weriyay Gaalkacyo. Shir ka… Sii akhri

Ilhaan Cumar oo booqanaysa degaanno ka baxsan Garoowe

Posted on December 23, 2022December 23, 2022 by News Office

Marwo Ilhaan Cumar oo safar ku joogta Puntland ayaa lagu wadaa in ay booqato degaanno ka baxsan caasimadda Garoowe. Xildhibaan… Sii akhri

Marwo Ilhan Cumar oo munaasabad soo dhawayn ah loogu sameeyay Madaxtooyada Puntland

Posted on December 23, 2022December 23, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xalay… Sii akhri

Puntland oo qaramaysay malayshiyaadkii ku dagaallamay Saax-maygaag

Posted on December 22, 2022December 22, 2022 by News Office

Taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Gen. Abshir London ayaa maanta booqday malayshiyaad ku sugan nawaaxiga degaanka Saax-maygaag. Taliyaha ayaa sidoo kale… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Marwo Ilhaan Cumar

Posted on December 22, 2022December 22, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Ilhaan Omar oo ka mid ah Congress-ka… Sii akhri

Xildhibaan Ilhan Cumar oo lagu soo dhaweeyay Garoowe

Posted on December 22, 2022December 22, 2022 by News Office

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Golaha Wakiilada Maraykanka ayaa maanta oo Khamiis ah gaartay caasimadda Puntland ee Garoowe.… Sii akhri

Xukmane Liibaan Cali Food oo lagu waayay kiis la xiriira argagixiso

Posted on December 22, 2022December 22, 2022 by News Office

Xukame Liibaan Cali Food ayaa lagu waayay kiis la xiriira in uu ka tirsan yahay argagixisada Daacish. Xeer Ilaalinta Maxkamadda… Sii akhri

Wasiir Juxaa oo iska diiday in uu ku biiro urur siyaasadeedka Kaah

Posted on December 22, 2022December 22, 2022 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa diiday in uu ku biiro urur siyaasadeedka xukuumadda ee Kaah. Wasiirka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close