Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Al-shabaab oo shaaciyay in aysan wax Wada-hadal ah la geli doonin dowladda Soomaaliya

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa markii u horraysay shaaciyay in aysan wax wada-hadal ah la gelin lana geli doonin dowladda Soomaaliya. Al-shabaab… Sii akhri

Posted on January 8, 2023January 8, 2023 by News Office

Puntland: Jidka Laacdheere-Rabaable oo maanta xarigga laga jaray

Posted on January 7, 2023January 7, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray wadad Laacdheere – Rabaable ee Gobolka Nugaal taasi oo dhan  14… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho

Posted on January 7, 2023January 7, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane  Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee magaalada Laascaanood

Posted on January 7, 2023January 7, 2023 by News Office

Xaaladda Laascaanood ayaa saaka deggan waxaana magaalada gacanta ku haya ciidamada u dhashay degaanka sida ay wararku xaqiijinayaan. Ciidamada soo… Sii akhri

Congress-ka Maraykanka oo weli isku dayaya in uu doorto Af-hayeenka Golaha

Posted on January 7, 2023January 7, 2023 by News Office

Aqalka Hoose ee Congress-ka Maraykanka ayaa maalintii afraad wuxuu ku guda jiraa doorashada afhayeenka golaha, iyada oo xildhibaanada kala qaybsan… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo abaabul dagaal ka wada duleedka Laascaanood

Posted on January 6, 2023January 6, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa maanta oo jimce ah abaabul dagaal ka wada duleedka Laascaanood si ay dib ugu soo weeraraan magaalada.… Sii akhri

Madaxweynaha Ruushka oo shaaciyay xabad-joojin saacado ah oo la xiriirta dagaalka Ukraine

Posted on January 6, 2023January 6, 2023 by News Office

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa si rasmi ah u shaaciyay xabbad-joojin ku aaddan dagaalka Ukraine oo socon doonta 36 saacadood.… Sii akhri

Midawga Yurub oo $414 milyan oo Dollar ku ganaaxay shirkada Meta

Posted on January 5, 2023January 5, 2023 by News Office

Xeer-nidaamiyayaasha Midawga Yurub ayaa Arbacadii waxay malaayiin dollar ku ganaaxeen shirkadda iska leh Facebook ee Meta oo lagu eedeeyey xadgudubyo… Sii akhri

Dildillaac laga soo sheegayo Ciidamada Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool

Posted on January 5, 2023January 5, 2023 by News Office

Dildillaac iyo kala shaki qabiil ku salaysan ayaa ka dhex qarxay Ciidamada Somaliland ee ku sugan Gobolka Sool. Ilo wareedyo… Sii akhri

Xoogagga Xaq u dirirka Beesha Dhulbahante oo si buuxda ula wareegay Laascaanood

Posted on January 5, 2023January 5, 2023 by News Office

Xoogagga Xaq u dirirka Beesha Dhulbahante  ayaa saaka si buuxda gacanta ugu haya Laascaanood kadib markii xalay Ciidamada Somaliland dagaal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close