Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo shaacisay in ay u dhaqmayso sida dowlad madax-bannaan

Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in u dhaqmayso sida dowlad madax-bannaan inta laga dhammaystirayo Dastuurka Soomaaliya oo lagu ansixinayo afti… Sii akhri

Posted on January 9, 2023January 9, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Masar

Posted on January 9, 2023January 9, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Masar ayaa… Sii akhri

Puntland oo Villa Somalia ku eedaysay burburinta nidaamka Federaaliga ah ee dalka

Posted on January 9, 2023January 9, 2023 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa Villa Somalia ku eedaysay in ay burburinayso nidaamka Federaaliga ah ee dalka. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in… Sii akhri

Danjire Cawad: Diiwaan-gelinta laga wado Puntland waa mid sharci-dardo ah

Posted on January 9, 2023January 9, 2023 by News Office

Siyaasi Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin diiwaan-gelinta doorashooyinka qof iyo cod ee laga wado qaar… Sii akhri

Puntland oo Somaliland ku oogaysa dacwad ku saabsan danbi dagaal

Posted on January 9, 2023January 9, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa shaaciyay in ay diyaarinayaan dacwad ku saabsan danbi dagaal oo lagu oogayo Somaliland. Madaxweyne Deni… Sii akhri

Col. Faysal Falaalug oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu xiriir la yeeshay Somaliland

Posted on January 8, 2023January 8, 2023 by News Office

Hoggaamiyaha jabhadda SSC Col. Faysal Falaalug ayaa cay iyo aflagaaddo ku tilmaamay wararka lagu qoray baraha bulshada ee sheegaya in… Sii akhri

Beelaha Gobolka Sool oo go’aamiyay in Somaliland ka baxdo Sool

Posted on January 8, 2023January 8, 2023 by News Office

Beelaha Dhulbahante iyo Fiqi Shinni ayaa cod midaysan ku go’aamiyay in Ciidamada Somaliland ay ka baxaan Gobolka Sool. Shir ay… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo ku fashilantay bixinta mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada

Posted on January 8, 2023January 8, 2023 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa ku fashilantay bixinta mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada sida ay xoguhu caddaynayaan. Shaqaalaha kala duwan iyo ciidamada dowladda… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo sheegay in mudda kororsigu aanu wax dhib ah lahayn

Posted on January 8, 2023January 8, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa sheegay in madaxdii Puntland ee isaga ka horreysay ay ku darsan jireen, taas oo uu… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo uu u safray dalka Masar

Posted on January 8, 2023January 8, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u safray dalka Masar. Qoraal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close