Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Puntland oo isu casilay Qaddiyada Gobolka Sool
Xildhibaan Faarax Maxamed Dalmar oo ka tirsanaa Baarlamanka Puntland ayaa saaka shaaciyay in uu is casilay. Qoraal kooban oo uu… Sii akhri
Xildhibaan Faarax Maxamed Dalmar oo ka tirsanaa Baarlamanka Puntland ayaa saaka shaaciyay in uu is casilay. Qoraal kooban oo uu… Sii akhri
Faahfaahin dheeriya ayaa laga helaya dagaal culus oo Caawa Laascaanood ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo xoogag ka tirsan Beesha Dhulbahante.… Sii akhri
Taliska Booliska dowladda ayaa war ka soo saaray qarax fiidkii laga maqlay nagaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Qoraal ka… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga dalka iyo cuna-qabataynta… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa burisay go’aan ka soo baxay maamulka Gobolka Bari oo lagu joojiyay shirarka siyaasadeed ee aysan fasixin dowladda.… Sii akhri
Iska hor-imaad hubaysan oo u dhexeexa Ciidamada Somaliland iyo xoogagga jabhadda SSC ayaa mar kale xalay ka dhacay Laascaanood. Xoogagga… Sii akhri
Ilhaan Cumar oo laga doorto degmada shanaad magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa markii saddexaad loo dhaariyay xubin ka tirsan… Sii akhri
Gudoomiyaha degmada Garoowe Hon Abdulkadir Geedi ayaa shahaado sharaf guddoon siiyay wakiilada shirkadihii ka qayb qaatay nadaafadda iyo horumarinta Garoowe.… Sii akhri
Guddoomiyaha Gobolka Bari ayaa mamnuucay in Boosaaso lagu qabto shirar siyaasadeed oo aysan la socon dowladda Warqad ka soo baxday… Sii akhri