Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ilhaan Cumar oo laga saaray Guddiga Arrimaha Dibedda Golaha Wakiilada Maraykanka

Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda,… Sii akhri

Posted on February 3, 2023February 3, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay ku xigeenka Xoghayaha difaaca Talyaaniga

Posted on February 3, 2023February 3, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyay Maxaabiis ku xiran Xabsiyada Puntland

Posted on February 2, 2023February 2, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 007 ee 29ka January, 2022, kuna saabsan… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo codsi u gudbiyay Taliska Maraykanka ee AFRICOM

Posted on February 2, 2023February 2, 2023 by News Office

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cadi Kaariye Qoorqoor ayaa la kulmay saraakiisha Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ee ku sugan… Sii akhri

FBI-da Maraykanka oo mar kale baaris ku samaysay guri uu leeyahay Madaxweyne Joe Biden

Posted on February 2, 2023February 2, 2023 by News Office

Hay’adda denbi-baarista ee FBI ayaa markale Arbacadii waxay baaris ku samaysay guriga gaarka ah ee madaxweynaha Maraykanka ee Joe Biden… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo fulisay xukun dil ah

Posted on February 2, 2023February 2, 2023 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay afar askari oo ka tirsanaa Ciidamada dowladda,… Sii akhri

War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dalalka Gobolka ee ka qabsoomay Muqdisho

Posted on February 1, 2023February 1, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada yeesheen Madaxweynaha Kenya William Ruto, Madaxweynaha… Sii akhri

Shirka Dalalka Gobolka oo looga hadlay Dagaalka Al-shabaab oo Muqdisho ka furmay

Posted on February 1, 2023February 1, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Jamhuuriyadda… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay Guddiga dhismaha dekedda Garacad

Posted on February 1, 2023February 1, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka… Sii akhri

Ilyaas Sheekh Ibraahim oo loo doortay Kursigii Baarlamanka ee uu banneeyay Mahad Salaad

Posted on February 1, 2023February 1, 2023 by News Office

Doorashada kursiga HOP147 oo saaka ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa kusoo baxay Ilyaas Sheekh Axmed.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close