Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane… Sii akhri

Posted on February 1, 2023February 1, 2023 by News Office

Wararkii u danbeeyay ee Shirka dalalka Gobolka ee maanta ka furmaya Muqdisho

Posted on February 1, 2023February 1, 2023 by News Office

Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in uu maanta ka furmo shir Caalami ah oo u dhaxeeya Madaxda dalalka  Soomaaliya, Kenya,… Sii akhri

Muwaadin Shiinees ah oo lagu dilay dalka Itoobiya

Posted on February 1, 2023February 1, 2023 by News Office

Muwaadin Shiinees ah ayaa lagu dilay gobolka Oromia ee dalka Itoobiya, sida ay sheegtay safaaradda Beijing ee Addis Ababa, oo… Sii akhri

Dad ku dhintay dabaylo qaban daran wata oo ka dhacaya Maraykanka

Posted on February 1, 2023February 1, 2023 by News Office

Ugu yaraan laba qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dabeylo baraf wata oo Talaadadi shalay ku dhiftay qeybo… Sii akhri

Taliyaasha Ciidamada Soomaaliya iyo Kenya oo ku kulmay Muqdisho

Posted on January 31, 2023January 31, 2023 by News Office

Taliyaha ciidan xooga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Magaalada Muqdisho kula Kulmay dhiggiisa dalka Kenya General Robert Kariuki oo… Sii akhri

Booliiska Garoowe oo xabsiga dhigay rag ku eedaysan dilka wiil bajaajle ah

Posted on January 31, 2023January 31, 2023 by News Office

Booliiska caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay rag ku eedaysan in ay xalay magaalada ku dileen wiil bajajle ah Saraakiisha Booliiska… Sii akhri

Soomaaliya iyo dalalka Ciidamadu ka joogaan oo ku shiraya Muqdisho

Posted on January 31, 2023January 31, 2023 by News Office

Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan  Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano… Sii akhri

Bangiyada Ruushka iyo Iran oo samaystay nidaam gaar ah oo ay lacaga isu-gu diraan

Posted on January 31, 2023January 31, 2023 by News Office

Sarkaal sare oo u hadlay dalka Iran ayaa sheegay in dalalka Iran iyo Ruushku in ay isku xireen hannaanka isgaarsiinta… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabis sameeyay

Posted on January 31, 2023January 31, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa guddoomiye KMG ah u magacaabay degmada Godobjiraan oo ka tirsan gobolka Nugaal Madaxweynaha Puntland ayaa… Sii akhri

Nabaddoonada gobolka Nugaal oo codsaday in dib loo dhigo diiwaan-gelinta qof iyo cod

Posted on January 30, 2023January 30, 2023 by News Office

Bayaan ay ku saxiixan yihiin dhammaan Nabaddoonada Gobolka Nugaal ayay ku dalbadeen in dib loo dhigo diiwaan-gelinta doorashooyinka qof iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close