Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Digniin laga soo saaray diiwaan-gelinta doorashada qof iyo cod ee Puntland

Urur siyaasadeedka Dhalinyarada Puntland- PYPA ayaa digniin ka soo saaray diiwaan-gelinta doorashooyinka lagu muransan yahay ee Puntland Bayaan ka soo… Sii akhri

Posted on February 5, 2023February 5, 2023 by News Office

Puntland oo saaka joojisay tababar la xiriira diiwaan-gelinta doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland

Posted on February 5, 2023February 5, 2023 by News Office

Xukuumadda Madaxweyne Deni ayaa saaka joojisay tababar magaalada Garroowe uga socday shaqaale loogu tala-galay in ay diiwaan-gelinta ka sameeyaan Gobolka… Sii akhri

Jeneraal Jimcaale iyo ciidankiisa oo ka horyimid diiwan-gelinta lagu muransan yahay ee qof iyo cod

Posted on February 4, 2023February 4, 2023 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo ku sugan duleedka Garoowe ayaa ka horyimid diiwaan-gelinta doorashooyinka lagu murasan yahay ee Puntland.… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo warbixin la dhegaystay Guddiga Dhismaha Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo

Posted on February 4, 2023February 4, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Guddiga Dhismaha ee Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo, oo Madaxweynuhu dhowaan ku dhawaaqay in… Sii akhri

Ilhan Omar oo xubin rasmi ah ka noqotay Guddiga Miisaaniyadda Congress-ka

Posted on February 4, 2023February 4, 2023 by News Office

Marwo Ilhan Omar oo ka tirsan Golaha Wakiilada Dowladda Maraykanka ayaa xubin rasmi ah ka noqotay Guddiga Miisaaniyadda Congress-ka. Xubnaha… Sii akhri

Dowladda Kenya oo 10 sano kadib dib u furaysa Xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya

Posted on February 4, 2023February 4, 2023 by News Office

Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furayso xudduudka Mandhera ee ay Soomaaliya la wadaagto, taasoo qayb ka ah dadaallada… Sii akhri

Aadan Madoobe iyo Mustafa Şentop oo wada-hadal gaar ah yeeshay

Posted on February 4, 2023February 4, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhaba

Posted on February 3, 2023February 3, 2023 by News Office

Madaxweynaha  dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka… Sii akhri

Bayaan adag oo laga soo saaray Arrinta SSC iyo baaq loo diray dowladda Soomaaliya

Posted on February 3, 2023February 3, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaarayaal hore, guddoomiyayaal barlamaan oo hore, Wasiiro hore, siyaasiyiin iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed, ayaa baaq adag ka soo saaray arrinta… Sii akhri

Dowladda Iran oo ku eedaysay Israel in ay soo weerartay dalkeeda

Posted on February 3, 2023February 3, 2023 by News Office

Dowladda Iran ayaa ku eedaysay dalka Israel inay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay u adeegsadeen, weerar ay ku qaadeen magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close