Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Axmed Taaran oo loo magacaabay Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyay xeer ilaaliyihii guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan Wareegto… Sii akhri

Posted on February 6, 2023February 6, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaare Xamse oo warbixin ka dhageystay Hay’asaha Amniga dalka

Posted on February 6, 2023February 6, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hay’addaha amniga… Sii akhri

War-Saxaafadeed: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo si adag uga hadlay Dagaalka Laascaanood

Posted on February 6, 2023February 6, 2023 by News Office

Garoowe: 06 Feb 2023: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaam Karaash oo ku hadlaya Magaciisa, kan Goleyaasha dowladda… Sii akhri

Dhulgariir ka dhacay dalka Turkiga

Posted on February 6, 2023February 6, 2023 by News Office

Dhulgariir cabirkiisu yahay 7.8 cabirka dhulgariirada ayaa ku dhuftey koofurta dalka Turkiga meel u dhow Gaziantep sida ay sheegtey hay’adda… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo Guddoomiye cusub loo magacaabay

Posted on February 6, 2023February 6, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 11 ee 6da February 2023, kuna saabsan… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee xaaladda ka taagan magaalada Garoowe

Posted on February 6, 2023February 6, 2023 by News Office

Islaan Ciise Islaan Maxamed ayaa ku guulaystay in magaalada Garoowe laga saaro ciidamo xalay soo galay. Ciidamadan oo diidan barnaamijka… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo gaadiid dagaal looga furtay dagaal ka socda Laascaanood

Posted on February 6, 2023February 6, 2023 by News Office

Dagaal u dhexeeya maleeshiyaadka Somaliland iyo xoogagga Daraawiishta xaq u dirirka SSC ayaa ka socda duleedka Laascaanood. Maleeshiyaadka Somaliland ayaa… Sii akhri

Xiisad la xiriirta diiwan-gelinta doorashooyinka qof iyo cod oo ka aloosan Garoowe

Posted on February 6, 2023February 6, 2023 by News Office

Xiisad la xiriirta diiwaan-gelinta doorashooyinka lagu muransan yahay ee qof iyo cod ayaa ka aloosan caasimadda Puntland ee Garoowe. Cutubyo… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo Saaka dhaq dhaqaaqyo xooggan ka bilaabay Gobolka Sool

Posted on February 6, 2023February 6, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa saaka dhaq dhaqaaq xooggan ka bilaabay Gobolka Sool sida ay xaqiijinayan xogaha dhinaca Amniga ah. Ciidamada ku… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka

Posted on February 5, 2023February 5, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close