Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo magacowday Guddiga Arrimaha Bini’aadantinimada Laascaanood

Boosaaso: 08  February 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, magacaabid Guddiga Arrimaha Bini’aadantinimada ee dadka kusoo barakacay dagaalka… Sii akhri

Posted on February 8, 2023February 8, 2023 by News Office

Madaxweyne Erdogan oo booqanaya Goobihii uu ka dhacay dhul-gariirkii Turkiga

Posted on February 8, 2023February 8, 2023 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u safri doona meelaha ugu daran ee ay saameyeen dhibaatooyinka dhulgariirka, ka dib markii… Sii akhri

Maayirka Laascaanood oo si adag uga hadlay dagaalka ka socda Laascaanood

Posted on February 8, 2023February 8, 2023 by News Office

Maayirkii Somaliland u qaabilsanaa Laascaanood Cabdirixiin Cali Ismaaciil ayaa markii u horraysay ka hadlay dagaalka ka socda nawaaxiga degmadaas. Maayirka… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka ka socda duleedka Laascaanood

Posted on February 8, 2023February 8, 2023 by News Office

Qiiq iyo uuro madow ayaa laga arkayaa Taliska Gooja-cadde ee duleedka Laascaanood halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamada Somaliland.… Sii akhri

Dagaal culus oo maalintii saddexaad ka socda aagag ku dhow magaalada Laascaanood

Posted on February 8, 2023February 8, 2023 by News Office

Dagaal aad u culus ayaa maalintii saddexaad ka socda aagag ku dhow magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dagaalka oo… Sii akhri

War-saxaafadeed: Puntland oo sheegtay in aysan qayb ka ahayn dagaalka Laascaanood

Posted on February 7, 2023February 7, 2023 by News Office

Dowladda Puntland waxay iyadoo ka duulaysa dagaalka gumaadka ah ee ay Maamulka Somaliland ka waddo Magaalada Laascaanood soo saartay qodobada… Sii akhri

Xildhibaannada laga soo doorto Sanaag iyo Haylaan oo war ka soo saaray dagaalka Laascaanood

Posted on February 7, 2023February 7, 2023 by News Office

Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Gobollada Sanaag iyo Haylaan ayaa war ka soo saaray Arrinta Gobollada SSC… Sii akhri

Dalalka Burundi iyo Thailand oo safiiro u soo magacowday Soomaaliya

Posted on February 7, 2023February 7, 2023 by News Office

Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa  warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirrada cusub ee… Sii akhri

Dagaal culus oo maalintii labaad ka socda duleedka Laascaanood

Posted on February 7, 2023February 7, 2023 by News Office

Dagaal culus ayaa maalintii labaad ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalka oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland… Sii akhri

Soomaaliya oo lagu wareejinayo Furaha Hagidda Duulimaadyada dalka

Posted on February 7, 2023February 7, 2023 by News Office

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fardowso Cusmaan Cigaal oo ay wehliyaan Safiirka JFS ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close