Somaliland oo dagaalkii ugu cuslaa saaka ku qaaday Laascaanood
Maamulka Somaliland ayaa saaka dagaalkii ugu cuslaa ku qaaday magaalada Laascaanood sida ay ku soo warramayaan goob-joogayaal. Ciidamada Somaliland ayaa… Sii akhri
Maamulka Somaliland ayaa saaka dagaalkii ugu cuslaa ku qaaday magaalada Laascaanood sida ay ku soo warramayaan goob-joogayaal. Ciidamada Somaliland ayaa… Sii akhri
Tirada dhimashada ee dadka ku waxyeeloobay Turkiga iyo Suuriya ayaa mareysa in ka badan 24,000,iyadoo dadaalka samatabbixinta ay weli ka… Sii akhri
Marxuum Cabdisalaan Muuse Siciid oo kamid ahaa dhaqaatiirta Gargaar Hospital Laascaanood ayaa saaka ku geeriyooday madaafiic ku dhacay qayba kamid… Sii akhri
Ciidamada Somaliland ayaa maalintii lixaad madaafiic iyo hubka waaweyn ku garaacaya magaada Laascaanood. Goob-joogayaal ku sugan Laascaanood ayaa noo xaqiijiyay… Sii akhri
Dagaal xooggan ayaa maalintii shanaad ka socda buuraha ku yaalla duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Ciidamada Somaliland iyo… Sii akhri
Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay lacag badan ku bixiyaan gurmadka loogu talagalay dadkii… Sii akhri
Guddiga Arrimaha Bini’aadantinimada ee dadka kusoo barakacay dagaalka Magaalada Laascaanood ayaa maanta booqday dhawaacyada yaal Cisbitaalka guud ee magaalada Garowe.… Sii akhri
Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa lagu… Sii akhri
Xogo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaysa in is faham-waa xooggan soo kala dhex galay Cabdirisaaq Khaliif iyo Muuse Biixi. Guddoomiyaha… Sii akhri
Guddoomiye ku xigeenkii Somaliland u qaabilsanaa Gobolka Sool oo dhawaan la magacaabay Saleebaan Diiriye Cabdi Ibraahim ayaa markii u horraysay… Sii akhri