Madaxweynaha Puntland oo lagu wado in uu booqdo degmada Caluula
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu dhawaan booqdo magaalada Caluula sida wararku sheegayaan. Madaxweyne Siciid Deni oo… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu dhawaan booqdo magaalada Caluula sida wararku sheegayaan. Madaxweyne Siciid Deni oo… Sii akhri
Dowladda Maraykanka ayaa si adag u diiday eedaha uga yimi dalka Shiinaha ee ku saabsan, in Maraykanku uu sannadkii hore… Sii akhri
Kooxaha Samatabbixiyeyaasha ayaa sii wada in ay soo saaraan dadka ku hosjira burburka dhismayaasha ee ka dhacay Turkiga iyo Suuriya… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Caddaaladda iyo Garsoor Madax Bannaan oo diiradda… Sii akhri
Dagaal xooggan ayaa saaka ka socda hareeraha magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dagaalkaas oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo… Sii akhri
Isimada dhaqanka Puntland ee ku sugan magaalada Bosaso oo ka hadlay xaaladda colaadeed ee ka taagan xarunta gobolka Sool ee… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud… Sii akhri
Tirada dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo waqooyi-galbeed Suuriya ayaa dhaaftay 29,000 xilli ay socdaan dadaallada samatabixinta ee ka socda dalalkaasi.… Sii akhri
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICO ayaa sheegay inay 12 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ku dileen weerar dhinaca cirka… Sii akhri
Dowladda Turkiga ayaa Xabsiga dhigtay 33 qandaraasleyaal dhismo sababo la xiriira cillado dhanka dhismaha ah iyo khaladaad dhismaha la xariiro… Sii akhri