Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Puntland oo booqday Marsada dabiiciga ah ee Booli Moog

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Gobolka Gardafuu ayaa booqday marsada dabiiciga ah ee… Sii akhri

Posted on February 16, 2023February 16, 2023 by News Office

73 Tahriibayaal ah oo lagu la’ yahay xeebaha Liibiya

Posted on February 16, 2023February 16, 2023 by News Office

Ugu yaraan 73 tahriibayaal ah ayaa lagu soo waramayaa in la la’yahay, waxaana loo malaynayaa in ay dhinteen kadib markii… Sii akhri

Faahfaahinta khasaaraha qarax ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on February 15, 2023February 15, 2023 by News Office

Faahfaahin dheeri ah ayaa laga helayaa qarax galabta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxa oo ahaa miino… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo gaaray degmada Caluula

Posted on February 15, 2023February 15, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta  lagu soo dhoweeyay degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu.… Sii akhri

Puntland: Ciidanka PSF oo Al-shabaab ka saaray dhul ka tirsan Calmis

Posted on February 15, 2023February 15, 2023 by News Office

Taliska Ciidanka xoogga Puntland ee PSF ayaa shaaciyay in ay maleeshiyaadka Al-shabaab ka saareen dhul ka tirsan buuraleyda Calmis ee… Sii akhri

Khasaaraha Dhul-gariirkii Turkiga iyo Suuriya oo kordhay

Posted on February 15, 2023February 15, 2023 by News Office

Dalka Turkiga, sagaal qof ayaa shalay nolol loogu tagay oo laga soo badbaadiyay darbiyada burburay hoostooda, hal todobaad kaddib, dhul-gariirki… Sii akhri

Soomaaliya oo laga cafiyay Deymihii Sanduuqa Qaramada Midoobay ee Horunarinta Beeraha

Posted on February 14, 2023February 14, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan… Sii akhri

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay dagaalka Laascaanood

Posted on February 14, 2023February 14, 2023 by News Office

Saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay si adag u cambaareeyeen rabshadaha sii socda ee magaalada Laascaanood, waxayna walaac… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay la wareegayso Hanti kasta oo lala xiriiriyo Argagixisada

Posted on February 14, 2023February 14, 2023 by News Office

Guddiga Qaran ee la dagaalanka Lacag Dhaqidda iyo ka hortagga Maalgelinta Argagixisada ayaa faray Shirkadaha Isgaarsiinta inay diiwaangeliyaan macaamiisha qaadanaya… Sii akhri

Koonfur Afrika oo ku dhawaaqday Musiibo Qaran kadib daadad ku rogmay dalkaas

Posted on February 14, 2023February 14, 2023 by News Office

Koonfur Afrika ayaa ku dhawaaqday masiibo qaran, ka dib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen in todobo ka mid ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close