Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Israa’iil oo duqayma ka fulisay caasimadda dalka Suuriya

Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, 15 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib duqeymo ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen caasimadda… Sii akhri

Posted on February 19, 2023February 19, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo dhawaan ku sii jeeda dalka Imaaraadka Carabta

Posted on February 19, 2023February 19, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa dhawaan ku wajahan magaalada Dubai ee waddanka UAE. Sarkaal sare oo ka tirsan Madaxtooyada ayaa… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo warbixin ka soo saartay Shacabka ku bara-kacay dagaalka Laascaanood

Posted on February 18, 2023February 18, 2023 by News Office

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Isku-xirka Arrimaha Bani’aadannimada ee (OCHA), ayaa shaaciyay in 185,000 oo qof ay ka barakaceen dagaalka… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo saaka weli sii wada duqaynta magaalada Laascaanood

Posted on February 18, 2023February 18, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa saaka oo Sabti ah weli duqayn ku wada xaafado ka tirsan magaalada Laascaanood. Goob-joogayaal kala duwan oo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maanta booqanaya degmada Xaafuun ee Gobolka Bari

Posted on February 18, 2023February 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu maanta booqdo degma-xeebeedda taariikhiga ah ee Xaafuun oo dhacda xeebta badweynta… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo adkeeyay iskaashiga dhinaca Amniga ah

Posted on February 17, 2023February 17, 2023 by News Office

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa kulan la qaatay Nabadoonada iyo Odoyaasha labada dhinac ee Puntland iyo Galmudug.… Sii akhri

Dagaal iyo duqaymo ka sii socda magaalada Laascaanood

Posted on February 17, 2023February 17, 2023 by News Office

Dagaal iyo duqaymo ayaa saaka oo Jimce ah ka sii socda magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Ciidamada Somaliland ee… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo booqday degmada Kalabaydh ee Gobolka Sool

Posted on February 17, 2023February 17, 2023 by News Office

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Dr Jamac Farax Xassan ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Kalabaydh ee konfurta gobolka Sool.… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo dalbatay Gurmad lagu caawiyo Turkiga

Posted on February 17, 2023February 17, 2023 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa codsatay in ka badan 1 bilyan oo dollar oo dhaqaale ah oo loogu talagalay gurmadka dhulgariirka Turkiga,… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dhul-gariirka Turkiga iyo Suuriya

Posted on February 16, 2023February 16, 2023 by News Office

3 Haween ah  iyo laba caruur ah ayaa laga soo badbaadiyay dhismayaasha burburay hoostooda ee magaalada Antakya oo ka tirsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close