Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Kumanaan ku bara-kacay colaadda Laascaanood oo u baahan gurmad mug weyn

Kumanaan rayid ah oo ku bara-kacay colaadda Laascaanood ayaa u baahan gurmad banii’aadanimo oo mug weyn. Duqaymaha iyo dagaallada 20… Sii akhri

Posted on February 26, 2023February 26, 2023 by News Office

Midowga Yurub oo Cunaqabateyn saaray dalka Ruushka

Posted on February 26, 2023February 26, 2023 by News Office

Midowga yurub ayaa ansixiyay tiro cunaqabateyn ah oo cusub oo la saarayo Ruushka, kadib hal sano oo dowladdaasi ay dagaal… Sii akhri

War-saxaafadeed: Puntland oo ka hadashay dagaalka Laascaanood

Posted on February 25, 2023February 25, 2023 by News Office

Dagaalka gumaadka ah ee uu maamulka Somaliland ka wado magaalada Laascaanood waxa uu u dhaxeeyaa: Dadka deegaanka oo ka gadooday… Sii akhri

Turkiga oo sheegay in uu dilay Maskaxdii ka danbaysay weerarkii Istanbul

Posted on February 25, 2023February 25, 2023 by News Office

Ciidamada dalka Turkiga ayaa hawlgal qorshaysan ka sameeyey woqooyiga dalka Syria, waxayna dileen nin lagu eedaynayey inuu ka dambeeyey qaraxii… Sii akhri

Dowladda Maraykanka oo si adag uga hadashay dagaalka Laascaanood

Posted on February 25, 2023February 25, 2023 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa mar kale si adag uga hadashay dagaalka iyo duqaymaha ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.… Sii akhri

Dabley hubaysan o dad rayid ah ku dishay dalka Mali

Posted on February 25, 2023February 25, 2023 by News Office

Dablay hubaysan ayaa weerar ay ka geysteen badhtamaha dalka Mali, waxay ku dileen ugu yaraan 12 qof oo rayid ah,… Sii akhri

Shiinaha oo xabbad-joojin ugu baaqay Ruushka iyo Ukraine

Posted on February 24, 2023February 24, 2023 by News Office

Dowladda Shiinaha ayaa ku baaqday xabbad joojin dhex marta Ukraine iyo Ruushka, si loo dejiyo xiisadda ama loo helo xaalad… Sii akhri

South Sudan oo baaq u diray Qaxootiga u dhashay dalkiisa

Posted on February 24, 2023February 24, 2023 by News Office

Madaxweynaha Suudaanta Koonfureed ayaa baaq u diray in ka badan 2 milyan oo qaxooti ah oo dalkaas u dhashay inay… Sii akhri

Dagaal xooggan oo saaka ka socda duleedka bari ee magaalada Laascaanood

Posted on February 23, 2023February 23, 2023 by News Office

Dagaal xooggan ayaa lagu soo warramayaa in uu saaka ka socdo duleedka Laascaanood. Ciidamada Somaliland oo Todobaadkii saddexaad isku dayaya… Sii akhri

Wasiiru-dowlihii Wasaarada Duulista Hawada Soomaaliya oo is casilay

Posted on February 23, 2023February 23, 2023 by News Office

Wasiiru-dowlaha wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) ayaa is-casilay, sida uu ku sheegay bayaan uu soo gaaray… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close