Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xog: Taliyaha Ciidamada Somaliland oo si ku meel gaar ah shaqada looga joojiyay

Xogo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in Taliyaha Ciidamada Somaliland shaqa joojin lagu sameeyay Galabnimadii Axadda ee Todobaadkan. Taliye Nuux… Sii akhri

Posted on February 28, 2023February 28, 2023 by News Office

Wararkii u danbeeyay ee dagaallada Laascaanood

Posted on February 28, 2023February 28, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa sida wararku saaka mar kale jihooyin kala duwan weerar kaga soo qaaday Daraawiishta SSC. Xoogagga difaaca shacabka… Sii akhri

War-saxaafadeed: Puntland oo beenisay in ay qayb ka tahay dagaalka Laascaanood

Posted on February 27, 2023February 27, 2023 by News Office

Garoowe, 27, 02, 2023: Dagaalka maalintii 22-aad sida tooska ah uga socda magaalada Laascaanood iyo Deegaanada hoos yimaada wuxuu u… Sii akhri

Dagaalka ka socda duleedka Laascaanood oo jihooyin horleh ku fiday

Posted on February 27, 2023February 27, 2023 by News Office

Xoogag aad u hubaysan oo  ka tirsan Daraawiishta SSC ayaa hadda dhanka Dhoodida ee Qurac dheer kaga dhiftay Ciidamada Somaliland.… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Ciidamada Somaliland iyo Daraawiishta SSC

Posted on February 27, 2023February 27, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa saaka weerar saddex jiho ah ku soo qaaday ciidamada Daraawiishta SSC. Xoogagga SSC ayaa iska difaacay weerarka… Sii akhri

Dagaal xooggan oo saaka ka socda duleedka Laascaanood

Posted on February 27, 2023February 27, 2023 by News Office

Dagaal xooggan oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo xoogaga Daraawiishta SSC ayaa saaka ka bilowday halka loo yaqaan MARAAGA ee… Sii akhri

Laamiga Garowe iyo Laascaanood oo dagaallada ku xirmay ayaa maanta dib u furmay

Posted on February 26, 2023February 26, 2023 by News Office

Laamiga dheer ee Laascaanood iyo Garoowe oo qiyaastii dhan in ka badan 130km ayaa maanta si rasmi ah u furmay.… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland oo si adag uga hadlay dagaalka Laascaanood

Posted on February 26, 2023February 26, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa maanta markii u horraysay si adag uga hadlay dagaalka Laascaanood Guddoomiye Cabdirisaaq oo shir… Sii akhri

Jordan oo marti-gelinaysa wada-xaajood nabadeed oo u dhexeeya Israa’iil iyo Falastiin

Posted on February 26, 2023February 26, 2023 by News Office

Dowladda Jordan ayaa lagu wadaa in ay martigeliso kulan u dhaxeeya mas’uuliyiinta ugu sareysa Israa’iil iyo Falastiiniyiinta, si loo hakiyo… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee rasaas xooggan oo laga maqlayo gudaha Taliska Gooja-cadde

Posted on February 26, 2023February 26, 2023 by News Office

Rasaas xooggan ayaa saacadihii u danbeeyay laga maqlaya gudaha Taliska Gooja-cadde ee duleedka Laascaanood. Ciidamada Somaliland ee fadhiya Gooja-cadde ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close