Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ku dhawaad 40 kun oo neef oo xalay laga dhoofiyay dekeda Boosaaso

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa xalay kormeer shaqo ku tegay dekedda magaalada Boosaaso halkaas oo ay ka socotay dhoofinta xoolaha… Sii akhri

Posted on March 10, 2023March 10, 2023 by News Office

War-saxaafadeed: Dowlad Degaanka DDS oo beeniyay in ay ku lug leeyihiin dagaalka Laascaanood

Posted on March 9, 2023March 9, 2023 by News Office

Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 9 March 2023 yeesheen Golaha Wasiiradda ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu sheegay inay… Sii akhri

Shirkadda Fly Dubai oo duulimaadyo ka bilowday Muqdisho

Posted on March 9, 2023March 9, 2023 by News Office

Shirkadda diyaaradaha Flydubai oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta si rasmi ah u billowday duulimaad toos oo ah… Sii akhri

Hay’adda Isgaarsiinta Soomaaliya oo dhaqan-gelinaysa Go’aanadii NAMLC

Posted on March 9, 2023March 9, 2023 by News Office

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda & La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC)… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya oo ka qayb galay Shirka Wadamada Carabta

Posted on March 9, 2023March 9, 2023 by News Office

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa magaalada Qaahira ee xarunta Jaamacadda Carabta kaga qayb-galay shirka 159 ee wadamada Carabta oo looga… Sii akhri

Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta Soomaaliya oo maanta la ansixiyay

Posted on March 8, 2023March 8, 2023 by News Office

Baarlamanka Soomaaliya ayaa cod-aqlabiyad leh maanta ku ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta (Data Protection Law). Waa markii u horraysay oo… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo warbixin laga siiyay Amniga Caasimada Garoowe

Posted on March 8, 2023March 8, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane,  Cabdirashiid Yuusuf Jibriil,  ayaa shir Guddoomiyey Fadhiga 6-aad ee Guddiga joogtada ah ee  Golaha Wakiillada… Sii akhri

Puntland oo ku dhawaaqday Shir Caalami ah oo ku saabsan Maal-gashiga Puntland

Posted on March 8, 2023March 8, 2023 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay qabanayso Shir weyne Caalami ah oo ku saabsan Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Puntland.… Sii akhri

Puntland oo saaka dil toogasho ku fulisay shabakado ka tirsanaa Al-shabaab iyo Daacish

Posted on March 8, 2023March 8, 2023 by News Office

Dowladda Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay shabakado ka tirsanaa Al-shabaab iyo Daacish. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee… Sii akhri

Hay’ada FAO oo sheegtay in laga baaqsaday macluul ka dhici lahayd Soomaaliya

Posted on March 7, 2023March 7, 2023 by News Office

Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa sheegtay in la baajiyey macluushii laga cabsi qabay inay ka dhacdo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close