Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

SSC-Khaatumo oo warbixin u gudbiyay guddi xaqiiqo raadin ah oo ka socda Qaramada Midoobay

Xubno ka mid ah madax dhaqameedka SSC-Khaatumo iyo Guddida-33 ayaa magaalada Garoowe kula kulmay guddi khubaro ah  oo ka socda… Sii akhri

Posted on March 13, 2023March 13, 2023 by News Office

Wasaaradda Isgaarsiinta Soomaaliya oo amar siisay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka

Posted on March 12, 2023March 12, 2023 by News Office

Shir muhiim ah oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo looga hadlay Shirkadaha Isgaarsiinta in ay joojiyaan xadgudubka… Sii akhri

Puntland oo muddaysay wakhtiga la qabanayo Doorashooyinka qof iyo cod

Posted on March 12, 2023March 12, 2023 by News Office

Boosaaso: 12 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 17 ee 12-da… Sii akhri

Nabaddoon Cabdi Dheere oo xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Posted on March 12, 2023March 12, 2023 by News Office

Nabaddoon Cabdi Aadan Siyaad ( Cabdi Dheere) oo kamid ahaa Nabaddoonada Gobolka Mudug ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Dabley… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee xiisadda dagaal ee Laascaanood

Posted on March 12, 2023March 12, 2023 by News Office

Xiisad dagaal ayaa saacaddan ka aloosan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Ciidamada Somaliland oo dhaq dhaqaaq xooggan samaynaya ayaa… Sii akhri

Puntland oo xeer kasoo saartay Qodista iyo dhoofinta Macdanta

Posted on March 11, 2023March 11, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 14 ee 8-da March 2023, kuna saabsan… Sii akhri

Blinken oo dhawaan booqanaya dalalka Itoobiya iyo Niger

Posted on March 11, 2023March 11, 2023 by News Office

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa u safri doona dalka Itoobiya toddobaadka soo socda, sida ay sheegtay waaxda… Sii akhri

Dowladaha Sacuudi Carabiya iyo Iran oo dib u soo celiyay xiriirkoodii

Posted on March 11, 2023March 11, 2023 by News Office

Dowladaha Iran iyo Sacuudi Carabiya ayaa ku heshiiyey in dib loo soo celiyo xiriirkii go’ay 2016-kii, islamarkaana dib loo furo… Sii akhri

Shir ku saabsan Arrimaha Deyn Cafinta Soomaaliya oo Nairobi ka furmay

Posted on March 11, 2023March 11, 2023 by News Office

Waxa magaalada Nairobi Nairobi ee dalka Kenya, Shir uga furmay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo… Sii akhri

Kooxaha Xagjirka oo dad rayid ah ku dilay dalka Congo

Posted on March 10, 2023March 10, 2023 by News Office

Milateriga dalka Congo ayaa sheegay in ugu yaraan 36 qof ay dileen kooxaha xagjirka ah ee dalkaas ka dagaalama, ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close