Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maraykanka oo Ruushka ku eedeeyay in uu diyaarad Drone ah ka burburiyay

Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay ay Talaadadii Badda Madow ku buburisay mid ka mid ah… Sii akhri

Posted on March 15, 2023March 15, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo u safray Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta

Posted on March 14, 2023March 14, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta u safray dalalka Itoobiya iyo Imaaraatiga Carbeed. Madaxweyne Siciid Deni oo ka dhoofay garoonka… Sii akhri

Gadood Ciidanka oo saaka ka dhacay Taliska Ciidamada Somaliland ee Gooja-cadde

Posted on March 14, 2023March 14, 2023 by News Office

Gadood ciidan ayaa saaka ka dhacay Taliska Ciidamada Somaliland ee Gooja-cadde oo ku yaalla duleedka Laascaanood. Gadoodka ayaa sababay in… Sii akhri

Boosaaso: Laamaha Amniga oo la wareegay goob qaraxyo lagu sheegay

Posted on March 14, 2023March 14, 2023 by News Office

Laamaha Amniga Puntland ayaa ka war helay qaraxyo lagu diyaariyay gudaha merfish jaad oo ku yaalla magaalada Boosaaso. Ciidanka sida… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Eritrea

Posted on March 14, 2023March 14, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ay uga bilaabatey magaalada Asmara ee caasimadda dalka… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobolka Gedo iyo saraakiil ciidan oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay degmada Baardheere

Posted on March 14, 2023March 14, 2023 by News Office

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qarax ismiidaamin ah oo saaka lagu qaaday Guriga Martida degmada Baardheere ee Gobolla… Sii akhri

Puntland oo awaamiir amni ku soo rogtay masaajidda magaalada Gaalkacyo

Posted on March 13, 2023March 13, 2023 by News Office

Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta soo saaray go’aanno lagu xoojinayo sugidda Amniga magaalada Gaalkacyo. Warqad ka soo… Sii akhri

Shirweynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland oo Garoowe ka furmay

Posted on March 13, 2023March 13, 2023 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta furay Shirweynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga oo Garoowe ka… Sii akhri

Somaliland oo sheegtay in dad ka bara-kacay colaadda Laascaanood ay gaareen magaalada Burco

Posted on March 13, 2023March 13, 2023 by News Office

Wasaaradda Qorshaynta Somaliland ayaa warbixin cusub ka soo saartay xogta barakacayaasha Laascaanood. Warbixinta Wasaaradda Qorshaynta Somaliland ayaa lagu sheegay in… Sii akhri

Puntland iyo Hay’adda DRC oo ka wada-hadlay u gurmadka shacabka Laascaanood

Posted on March 13, 2023March 13, 2023 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo muhiimad gaar ah siinaya Shacabka ka soo barakacay colaadda magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close