Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Uganda Tababar ugu soo xiraya Cutubyo ka tirsan Ciidamada Soomaaliya

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar… Sii akhri

Posted on March 19, 2023March 19, 2023 by News Office

Trump oo sheegay in uu filayo in Talaadad la xiray

Posted on March 19, 2023March 19, 2023 by News Office

Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump ayaa farriin uu qoray ku sheegay in uu filayo in la xiri doono Talaadada… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka magaalada Laascaanood

Posted on March 18, 2023March 18, 2023 by News Office

Dagaal xooggan oo tan iyo saaka ka socday jiidda dhinaca bari ee magaalada Laascaanood ayaa mar kale dib u qarxay… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibada Turkiga oo maanta booqanaya dalka Masar

Posted on March 18, 2023March 18, 2023 by News Office

Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga ayaa sabtida maanta ah u safri doona magaalada Qaahira, safarkaas oo muujinaya inuu iftiimayo cilaaqaadka u… Sii akhri

Dagaal culus oo ka socda duleedka magaalada Laascaanood

Posted on March 18, 2023March 18, 2023 by News Office

Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo xoogaga Daraawiishta SSC ayaa ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka… Sii akhri

Cudur aan weli la aqoonsan oo shan ruux ku dilay dalka Tansania

Posted on March 17, 2023March 17, 2023 by News Office

Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhintay woqooyi Galbeed Dalka Tansaniya,kadib markii uu soo ritay cudur aan la garaneyn oo… Sii akhri

Duufaan xoogan oo dalka Malawi ku dishay 350 qof

Posted on March 17, 2023March 17, 2023 by News Office

Mas’uuliyiinta dalka Malawi ayaa sheegay in duufaan xoog badan oo dalkaas ku dhufatay inay dishay in ka badan 350 qof,… Sii akhri

War-murtiyeed laga soo saaray Shirweynaha Maalgashiga Puntland oo Garoowe ku soo xirmay

Posted on March 16, 2023March 16, 2023 by News Office

War-murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirweynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland (Puntland Economic Corridor & Investment Conference) oo maanta ku… Sii akhri

Jubaland oo si adag uga hadashay weerarkii shalay ka dhacay Baardheere

Posted on March 15, 2023March 15, 2023 by News Office

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si adag uga hadashay weerarkii shalay ka dhacay degmada Baardheere ee Gobolla Gedo. Weerarka oo ku… Sii akhri

Maxkamada Ciidamada Soomaaliya oo dil ku fulisay rag lagu helay in ay dilal iyo qaraxyo geysteen

Posted on March 15, 2023March 15, 2023 by News Office

Maxkmadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa goor dhaweyd dil toogasho ah ku fulisay saddex nin oo hore loogu helay dambiyo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close