Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo caddaysay mowqifkeeda dhismaha maamulka SSC-Khaatumo

Xukuumadda Puntland ayaa Todobaadkan si rasmi ah u caddaysay mowqifkeeda ku aaddan dhismaha maamulka SSC-Khaatumo. Wasiirka Qorshaynta Puntland Maxamed Siciid… Sii akhri

Posted on May 1, 2023May 1, 2023 by News Office

Sirdoonka Turkiga oo dilay Hoggaamiyihii Daacish

Posted on May 1, 2023May 1, 2023 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Axaddii sheegay in ciidamada sirdoonka Turkiga ay Suuriya ku dileen hoggaamiyihii Daacish Abuu Xuseen Al-Qurashi.… Sii akhri

Sen. Cabdiraxmaan Faroole oo si adag uga digay in la furo Dastuurka Puntland

Posted on April 30, 2023April 30, 2023 by News Office

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa gebi ahaanba ka horyimid in wax ka beddel lagu sameeyo Dastuurka Puntland.… Sii akhri

123 muwaadiniin Soomaali ah oo ku xannibnaa wadanka Suudaan oo maanta dalka lagu soo celiyay

Posted on April 30, 2023April 30, 2023 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 1500 oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah isaga carareen colaadda Suudaan

Posted on April 30, 2023April 30, 2023 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii u horraysay ka warbixisay tirada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee isaga bara-baxay colaadda Suudaan. Safiir ku xigeenka… Sii akhri

Axmed Madoobe iyo Mustafe Cagjar oo kulan gaar ah ku yeeshay Addis Ababa

Posted on April 30, 2023April 30, 2023 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa halkaas ka wada kulamo… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Suudaan

Posted on April 29, 2023April 29, 2023 by News Office

Dhawaaqa duqeymaha cirka, hubka lidka diyaaradaha iyo madaafiicda goobta ayaa Sabtida maanta ah laga maqlaya gudaha magaalada Khartoum ee xarunta… Sii akhri

Wasiir Huruuse oo warbixin siiyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota

Posted on April 29, 2023April 29, 2023 by News Office

Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Fedraalka Somaliya Mudane Abshir Omar Huruuuse ayaa khadka foggaan aragga kala hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee… Sii akhri

Ruushka oo mawjado gantaallo ah ku garaacay dalka Ukraine

Posted on April 29, 2023April 29, 2023 by News Office

Magaalooyin dhowr ah oo ay ku jirto caasimadda Kyiv ee Ukraine, ayaa waxaa lagu garaacay mowjado gantaallo ah oo ay… Sii akhri

Donald Trump oo wacad ku maray in uu doorashada 2024 kaga adkaan doono Joe Biden

Posted on April 29, 2023April 29, 2023 by News Office

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close